Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Maxkamadda sare ayaa xaqiijisey xukunka maxkamadda racfaanka, halkaas oo lagu xukumay labo madax oo ka hawl galayay shirkadda daryeelka ee Attendo. Todobo qof ayaa dacwad lagu soo oogay inay siyaabo kala duwan ugu lug lahaayeen afduub oo loo geeystay wiil 17 jir ah xagaagan. Dadka isticmalaa tubaakadada ama waxa afka Iswiidhishka loogu yeero 'snus', ayaa caawimaad ka heli doona goobaha daryeelka caafimaadka si ay u joojiyaan isticmaalka.

Episoder(500)

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Xisbiga Liberalerna oo aan doonayn in lala laabto sharciga ogolaanshaha joogtada ah. Kansarka mindhicirka oo lagu ogaan karo horenidaamka screening. Diidmada caawinta kharashka daawada cayilka.

23 Feb 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Dembiileyaasha aan la masaafurin karin oo si adag loola tacaaleyo. Socialdemokraterna oo ogolaaday in koron kiimiko looga dhigo dadka carruurta kufsada Sandra Näslund oo ku guuleysatay bilad maar ah

20 Feb 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

- Boolis lagu tuhunsanyahay faraxumayn gabadh qaangaar ahayn. - Nin ku dhexdhintay xabsiga Kronberghäktet maalintii tallaada. - Laba qarax oo ka dhacay xaafada Bellevuegården ee Malmö.

19 Feb 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

-Qarax labaad oo ka dhacay xaafada Rinkeby - Ninka Scar loo yaqaano rumaan adag laga dhigay - Dukaan yar oo cunto mudo dheer taalay gaday.

18 Feb 2min

Wararaka Raadiyaha Iswiidhan

Wararaka Raadiyaha Iswiidhan

-Nin dambiyo lagu tuhunsan yahay ayaa laga soo dhiibay Giriiga. -Halkii mayl ee baabuur korontada intuu ku kacayo ayaa ka jaban shidaalka. -Deynta qaranka oo korodhay balse korodhka qiimaha karoon aya...

17 Feb 2min

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Boliiska oo sheegay in aanu wax dembi ahi dhicin, kadib meyd haweeney oo la heley. Xisbiga MP iyo V oo dalbadey iney xisbiyada S iyo L u codeeyaan soo jeedintooda in la joojiyo tarxiilka dhallinyarada...

16 Feb 3min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Xukuumadda oo doonaysa in ka qaybgalka kooxaha dambiyada laga dhigo dambi Afar qof oo lagu soo oogay dabagal wasiir. Tirada loda la qalo oo hoos u dhacday.

13 Feb 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Frida Karlsson oo biladii labaad ee dahab ah ku guulaysatay. Safarka Kuba oo laga digay. Dhaqaalaha sweden oo kor u socda.

12 Feb 2min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
aftenpodden-usa
forklart
lydartikler-fra-aftenposten
popradet
stopp-verden
fotballpodden-2
dine-penger-pengeradet
det-store-bildet
rss-gukild-johaug
i-retten
nokon-ma-ga
hanna-de-heldige
e24-podden
rss-ness
aftenbla-bla
rss-dannet-uten-piano
frokostshowet-pa-p5
grasoner-den-nye-kalde-krigen