
Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Laga bilaabo maanta muwadiniinta Iswiidhen ee ku nool dibada way codayn karaan doorashada EU. 19 jir lagu xukumay xabsi daa'in halka gabadh 18 jir ah lagu xukumay 10 sano. Amiirad Victoria oo bilaabay...
25 Apr 20242min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Qaraxyada ay geystaan dambiilayaasha ee lala beegsado guryaha fillooyinka iyo dabaqyada ayaa soo badanaya. Shirkadda tareennada SJ oo samayn doonta maalgashi ka dib markii dhaleecayn loo jeediyey. Shi...
24 Apr 20242min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Booliska mandiqaddaha waqooyiga Iswiidhen oo qariiradayn ku samayn doona raga rabshadaha ka dhanka ah dumarka sameeya. Qareen ka hawlgala Malmö oo xukun lagu ridey. Booliska oo ka digaya nooc cusub oo...
23 Apr 20242min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Hal qof ayaa ku dhaawacmay shil wiish Magaalada Göteborg. Sannadihii 2019 iyo 2023 ayey wakaaladda bii'ada shaqada soo gaareen ku dhowaad 31 000 kiis oo la xiriira shilalka ka dhaca goobaha shaqada. N...
22 Apr 20242min






















