Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Nin 20 jir ah ayaa fiidnimadii Isniinta toogashu lagu dilay xaafadda Alby. Salwan Najem ayaa racfaan ka qaadanaya xukunkii lagu riday. Emil Källström ayaa shegay in uusan doonaynin in uu qabto xilka hogaanka xisbiga Centerpartiet.

Episoder(1000)

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Mikael Blom oo ka mid maamulayasha iskuulka Risbergska oo ka hadlay weerarkii Örebro. Nin ayaa isbitaal loola cararay ka dib markii uu dab ka kacay guri ku yaal Sundyberg. Shantii nin ee loo xiray dil...

7 Feb 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Iskuulka Risbergska oo ilaa amar danbe sii xirnaana doono. Sicir-barar ayaa sare u kacay bishii Janaayo. Nin kula kacay haweeneey isku day dil ayaa maxakamadda degmeda Kalmar ku xukuntay xarig. Diiwaa...

6 Feb 20253min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Falcelin kadib hadalka Trump uu ka sheegay Gaza Iswiidhish lagu tuhunsan yahay laba weerar oo ka dhacay safaaradaha Boqorka: Waxaanu ku jirnaa naxdin iyo argagax

5 Feb 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Qiimaha cunnada ayaa mar kale kor u kacay, sida uu qoray Matpriskollen.120 qof oo iswiidhish ah oo Maraykanka laga soo tarxiilayo. Nin kale oo 34 sano jir ah ayaa loo xiray tuhun dil ah oo toddobadkii...

4 Feb 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Tirada magangalyo-doonka oo la filayaa inay hoos u dhacdo sanadkan. Masjidka Imam Ali Islamic Center, oo la sheegay in loo adeegsadaa madal sirdoon oo uu leeyahay taliska Iiraan. Suuqa saamiyada Stock...

3 Feb 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Darawal ambalaas oo dhaawac loo geeystay mar la weeraray intii lagu jiray gurmad.Waxa la doonayaa in la soo saaro sharci xadidaayo da'ada lagu iibsan karo cabitaank...

31 Jan 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Maamulka degmada Luleå ayaa dhaleeceyn xooggan kala kulmay hayadda-IVO. Magaalada Göteborg ayuu ku sii kordhayaa faafidda fayraska RS. Afartii xafiis dawladeed oo adeeg lagu bixiyo mid ka mid ah ayaa ...

30 Jan 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Maxaabiista Swedishka ah ayaa loo diri karaa wadamada kale ee EU-da iyo waddmada EES la isku yiraahdo si ay halkaasi xukunkooda ugu dhameystaan. Nin isaga oo sarqaa...

29 Jan 20253min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
aftenpodden-usa
forklart
i-retten
stopp-verden
popradet
lydartikler-fra-aftenposten
det-store-bildet
dine-penger-pengeradet
rss-gukild-johaug
fotballpodden-2
nokon-ma-ga
rss-ness
hanna-de-heldige
e24-podden
aftenbla-bla
frokostshowet-pa-p5
rss-penger-polser-og-politikk
bt-dokumentar-2