
Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Dowladda Iswiidhen ayaa nin 35 jir ah u gacan gelinaysa xukuumadda Turkiga, sida ay dowladdu u xaqiijisay laanta idaacada Ekot. Qiimaha korontada oo aad u sarreeysa...
11 Aug 20223min

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Madaxweynaha Yukreyn Volodymyr Zelenskyy ayaa war uu jeediyay ku dalbanaday in muwaadiniinta Ruushka laga joojiyo u safridda wadammada reer Galbeedka iyo Dhulgari...
10 Aug 20222min

Wararkii maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen
Treemmada ka socdaala Gävle oo shan maalmood xirnaan doona dayactir daraatiid. Welwelka laga qaado marka shaqada dib loogu noqoneyo fasaxa kuleeylaha dabadii iyo yeey xoolo leysey.
8 Aug 20222min

Maanta iyo wararkii radio Sweden
Tobbankii qofba mid ee dalbaday baasaboor cusub ayaa ka baaqsada ballantii loo qabtay. Dabeeyllo iyo roobab ku dhiftay Waqooyi-galbeed ee Götaland iyo Svealand oo sababay in tareemmadii isaga gooshi j...
5 Aug 20223min

Maanta iyo wararka radio Sweden
Dawladda oo malaayiin canshuur ah ka hesha sicir bararka haatan socda. Tan iyo sanadii 2015-kii markii gudniinka gabdhaha lagu sifeeyey dembi adag lana soo saaray qodob sharci mamnuucaya, ayaa boolisk...
4 Aug 20222min

Maanta iyo wararka radio Sweden
Xisbigga Liberalerna oo taageero ku helay hindisaha ah in hayadda kormeerka Iskuullada la siiyo awood ay ku joojin karto faa'iido qaybsiga dugsiyada madaxbannaan ee aan howlahooda si sax ah u maareyn....
3 Aug 20223min

Maanta iyo wararka radio Sweden
Tirada dadka Norway ee u safra Iswiidhan si ay uga soo dukaameystaan oo hoos u ku yimid. Xarrumaha daryeelka ee Stockholm oo saaran caddaasi xoogan oo la xirriira Covid 19. Markii ugu horeysay muddo s...
2 Aug 20223min

Maanta iyo wararka radio Sweden
Dilalka toogashada oo kordhay xilli boolis dheeraad ah oo gobolada laga keenay ka howl galayaan xaafadaha Stockholm. Xafladii kooxaha isku jinsiga ah oo maanta bilaabatay, iyo badhigga Järva filmfesti...
1 Aug 20222min






















