
Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Dad aad u fara badan kuna nool Sweden ayaa ehelkooda waxay ku sugan yihiin goobaha uu dhulgariirku xalay iyo maanta ku dhuftay ee koonfurta dalka Turkiga iyo waqooyiga dalka Suuriya. Waxaa maanta loo ...
6 Feb 20233min

Wrarkii maanta ee Radiyaha Sweden
Xildhibaanno ka tirsan aqalka hoose ee baarlamaanka dalka Mareeykanka oo sheegay inaaney ansixin doonin iibka diyaaradaha F-16 ee dalka Turkiga, haddaannu dalkaasi Nato u sii dayn Iswiidhen iyo FInlan...
3 Feb 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Centerpartiet ayaa maanta doortay hoggaamiye cusub oo baddelay Guddoomiyii hore Annie Lööf. Laga bilaabo jimcaha lixda subaxnimo ayey laanta saadasha hawadu, SMHI ka digaysaa in gobolka Halland uu bar...
2 Feb 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Taliyaha booliiska ah ee magaciisa la yiraahdo Mats Löfving ayaa loo gudbiyey laba ashtako ka dhan ah, hase yeshee isagu iska dheereeyay.Albaabka goobtii ay ku jire...
1 Feb 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Guryaha lagu xannaaneeyo dhallinyarada oo magacooda loo soo gaabsho HVB ayaa noqday meelo ay carruuurtaasi ka bilaabaan isticmaalka maandooriyaha iyo dembiyadaba.Ma...
31 Jan 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Dalka Finland ayaa ku adkeeysanaya go'aankiisii ahaa iney Iswiidhen iyo Finland mar wada galaan ururka gaashaanbuurta Nato.Wakaaladda xoogga korontada Sweden ee Sve...
30 Jan 20233min

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Wasiirka caddaaladda Iswiidhen oo ku baaqay in midowga Yurub iska kaashado kooxaha abaabulan ee dambiyadda. Koox arbushaad ama jabsi ka fulisa internetka oo turki ah oo u goodisay Iswiiden iyo Ciyaar ...
27 Jan 20232min

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Xagjirka midigta fog Rasmus Paludan ayaa sheegay in Chang Frick oo ka tirsan kanaal Rix ee uu leeyahay xisbiga SD uu bixiyay kharashka uu bileyska kaga doontay ruqsada in Quraanka uu ku hor gubay safa...
26 Jan 20233min






















