Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Qoys reer Göteborg ah oo lagu helay dambiyo daroogo oo halis ah. Nin lagu tuhunsanyahay in uu dembi ku galay degmeda Botkyrka oo Ciraaq lagu xiray. Nin 24 jir ah oo loo xukumay dil ka dhacay Eskilstuna ayaa lagu xiray Turkiga.

Episoder(1000)

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Maxkamadda dalka oo ku liita baaritaanka carruurta cunfiga la kulma, iskuul lagu haysto inay kala fadilaan lebbiska ardayda, iyo sida loo kala fariisan doono imtaxaanka jaaamacada oo wax laga bedeley.

21 Jan 20222min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Dugsiyo Xijaabka mamnuucay oo lala tiigsadey Maxkamadda Sare, FHM oo oo soo koobtay xilliga karaantiilka iyo Duuliyeyaasha dayuuradaha guuxooda ka dheereeyaee Sweden oo xaalad caafimaad oo isku mid ah ka sheeganaya

20 Jan 20221min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Xisbiga SD oo doonaya inuu helo codadkii Xibiyada S & C, Gobollo joojiyey baarista Covid & sababta, booqasho aanu ku taagnay magaalada Borlänge.

19 Jan 20222min

Wararka maanta ee Sweden

Wararka maanta ee Sweden

Sweden oo sheegtay inay soo ridi doonto daroonnada lagu arkayo xarumaha nukliyeerka, daroon lagu arkay caasimadda Stockholm & wararka kale.

18 Jan 20222min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Goob masaaj oo lagu helay inay sameeyaan adeegyo galmo ah & xeeladda loo degey, Nabad Sugidda SÄPO oo baadhitaan ku bilowday daroonkii lagu dul arkay wershado nukliyeerka dhaliya.

17 Jan 20221min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Cisbitaallada Sweden oo dhiig laga waayey, faafidda caabuq-sidaha corona oo sii kordhi doonta waqtiyada soo socda iyo warar kale.

13 Jan 20222min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Urur ay soo wacaan dadka is dilaya oo kaalmo codsaday, haweenay lacag ka badan 20,000 oo kr lagu dallacay iyo warar kale.

12 Jan 20223min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Faafida nooca cusub ee corona oo kor u kacay iyo warar kale. *Qofkaan oo aan ugu yeerayno Geeddi balse magac kale leh ayaa loo xiray dembi la xiriira gaangiisternimo. Qoraalkaan waxaan ku kabnay dembiyada lagu eedeeyay "Geeddi".

11 Jan 20221min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
forklart
popradet
aftenpodden-usa
stopp-verden
dine-penger-pengeradet
det-store-bildet
fotballpodden-2
nokon-ma-ga
e24-podden
bt-dokumentar-2
frokostshowet-pa-p5
rss-dannet-uten-piano
aftenbla-bla
rss-penger-polser-og-politikk
rss-ness
rss-gukild-johaug
unitedno
rss-borsmorgen-okonominyhetene