
Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Dhowr ka mid ah wargeeysyada Turkida ayaa si gaar ah farta ugu fiiqay shan siyaasi oo Iswiidhish ah oo ey ku eedeeyeen in ay gacan saar la leeyihiin ururka Kurdiyii...
27 Mai 20223min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Maanta waxaa kulmaya wufuud ka kala socota Sweden,Finland iyo Turkiga si ay uga doodaan shuruudaha Turkigu uu ku xiray labada wadan si uu u ansixiyo codsigooda ku ...
25 Mai 20223min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ururka dhaqdhaqaaqa adhileeyda Sweden wuxuu soo dhaweynayaa in dowladdu ay hadda dhimi doonto tirada yeyda Iswiidhen iyo warar kale
24 Mai 20222min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Turkiga oo ogolaada codsiga Iswiidhan ee ku biiritaanka NATO, ayaa laga yaabaa in uu dheeraado sida sheegey mid ka mid ah professor Huseyin Bagci oo wareysi siiyey SVT. Turkiga oo ogolaaada codsiga Is...
23 Mai 20223min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ururka xiririka booliska Sweden ayaa si adag uga falcelinaya in shuruudihii aqooneed ee tababarka booliska hoos loo dhigay mar kale. Dowladda ayaa go'aan ku gaarta...
20 Mai 20223min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Sugitaanka baasaboor cusub ee Sweden ayaa sii dheeraandoona sida aan warka ku heley, waxaana la sheegey in ay sababtu tahay cilado farsamo, iyo ururadda xagjirka e...
19 Mai 20222min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Kadib rabshadihii dhacay Easter-ka oo ay ku dhaawacmeen tiro badan oo boolis ah, ayaa waxaa billowday baaritaan horudhac ah oo ka dhan ah taliska booliiska, Xisbiga...
18 Mai 20223min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Shalay ayay ahayd markii madaxweyne Erdogan uu sheegay in Turkigu aanu haa odhan doonin xubinimada Iswidhan ee NATO. Isbedello ayaa lagu sameeyey shuruudihii la xir...
17 Mai 20223min






















