
Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Waxaa mar kale caadi noqotay in siyaasiyiintu ay albbaabada garaacaan inta lagu jiro ololaha doorashada. Toogashadii 47-aad ee sannadka oo geeri horseedda ayaa makh...
26 Aug 20222min

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Shakhsigii 46-aad ayaa inta sannadkan lagu jirey toogasho xalay lagu dilay magaalada Helsingborg. Waa tiro ka badan intii qof ee toogashada lagu diley guud ahaan sa...
25 Aug 20223min

Wararkii Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Wiilkii 15 jirka ahaa ee toogashadda ka geeyestey xarun laga dukaameysto ee ku tiilay magaaladda Malmö, ayay hooyadii dhowr jeer qeylo-dhaan gaarsiisay hay'addaha a...
24 Aug 20223min

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ururka ganacsiga Iswiidhen oo ka digey in sicirbararka heerkiisu sareyo uu sii socon kari doono muddo dheer dayrta iyo sannadka soo socda 2023. Garoonka Landvetter ...
23 Aug 20223min

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xisbiga Socialdemokraterna ayaa ballanqaaday in ay tallaabo adag ka qaadi doonaan kooxaha gaangiska ah iyo inuu doonayo in tusaale ahaan loo fududeeyo in baabuur qa...
22 Aug 20223min

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ururka Transparency International Iswiidhen la dagaalanka musuqmaasuqa ayaa dalbanaya in dib u eegis lagu sameeyo sharciga warbixinta lacagaha xisbiyada loogu deeqo...
19 Aug 20222min

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Iswiidhen oo u soo baxday ciyaarta semi-finalka ee tartanka adduunka xeegada barafka ee dhallinyarada. Tiro ka yar oo ilmo ah ayaa ku dhashay Iswiidhen. Halka lixdi...
18 Aug 20223min

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Shabakadda wararka ee Radiyaha Iswiidhen oo laga xayiray internet-ka dalka Ruushka. Nawaaxiga Järva ayaanay ka dhicin toogasho sababtay dil wixii ka dambeeyay bishi...
17 Aug 20223min






















