
Wararka maanta iyo Sweden
Ivo oo xirtay kilinig gudniinka ee ku yaal Göteborg . Dhaqaalaha iswiidhen oo si lama filaana u kobcay. Dacwad lagu soo oogay nin ku eedeysan inuu dilay qodaxle.
10 Jan 20252min

Wararka maanta iyo Sweden
Gabdhaha da'da yar oo jirkooda ka ganacsada, si ey qaamo isaga bixiyaan. Cayilka Iswiidhishka oo walaac ku haya ciidammada qalabka sida Labadi gaari mid baan fareejo la bixin.
9 Jan 20252min

Wararka maanta iyo Sweden
Shirkadda Northvolt oo sii shaqeeyn doonta. Dambiile la qorsheenayey in lagu dili maxkamadda. Maamullada SFI iyo tababbarada xirfadaha oo la isku dareyo.
8 Jan 20252min

Wararka maanta iyo Sweden
Duufaan ka jirta Galbeedka Sweden Dacwad ku saabsan dilka shandadda Ganaax sanduuqii gaboobay ee tubaakada
7 Jan 20252min

Wararka maanta iyo Sweden
Waxaa maanta wali sii socda dhibaatooyinka ka jira isu socodka ee tareennada mara degmeda Laxå. Sagaal ka mid ah tobankii dhakhtar ee dibadda wax ku soo bartay ayaa ku dhacay imtixaanka lagu helo shat...
3 Jan 20252min

Wararka maanta iyo Sweden
Ra'iisul wasaare ku xigeenka Ebba Busch ayaa tirtirtay qoraal ay soo dhigtay barta Instagram-ka halkaas oo ay ku qortay in dhibbanaha dambiga loo geeystay uu hadda u marag furi karo si qarsoodi ah. Ti...
2 Jan 20252min

Wararka maanta iyo Sweden
Idaacada Iswiidhan boqol jirsatay, barnaamijkii ugu horeeyey ee baxana waxaa la sii daayey 1dii Jannaayo sannadkii 1925. Buundada dhexmarta Iswiidhen iyo Denmark ee Öresund oo rikoor cusub qortay ka d...
30 Des 20243min

Wararka maanta iyo Sweden
Sannadkan sii dhamaanaya ee 2024-ta ayaa 42 qof kugeeriyooday goobaha shaqada sida lagu sheegay warbixin la soo saaray. Kadib markii sharciyo dhowr ah la bedelay, dalka Iswiidhan dad badan oo dambiyo ...
27 Des 20242min






















