
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan
Labo wiil oo Iswidhish ah oo rummaanka la dhigey. Ururka shaqaalaha Unionen ayaa balaarinaya shaqo joojintii uu ku hayayTesla. Qoysaska Iswidhishka ayaa wali ka digtoonow wax-iibsiga.
8 Nov 20242min

Wararka maanta iyo Sweden
Nin lagu rasaaseyey Kista. Nin ka tirsan kooxaha gaangiska oo si khaldan shaqo uga heley xafiiska arrimaha bulshada. Haweenka oo ragga uga badan waxbarashada jaamacadaha.
7 Nov 20243min

Wararka maanta iyo Raadiyaha Sweden
Raii'sul wasaare Ulf Kristersson ayaa ugu hambalyeeyay guushii Donald Trump ka dib doorashadii madaxtinimada ee ka dhacday Mareykanka. Saddex qof ayaa dacwad lagu soo oogay, midaasi oo la xiriirta qar...
6 Nov 20242min

Wararka maanta iyo Raadiyaha Sweden
Laanta adeega bulshada ee degmeda Botkyrka ayaa xiran maanta oo talaada ah, ka dib markii dhowr qof oo shaqaale ah loo hanjabay. Aagga amniga ee booliiska Norrköping ay ku soo rogeen xagaagan xaafadda...
5 Nov 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Dhalinyaro badan oo qaangaar ah ayaa iska indha tira booqashada dhakhtarka ilkaha, sida ku cad tirooyin ka soo baxay heyadda hoggaanka bulshada. Cayaar socotay 13 saacadood, 37 daqiiqo iyo 6 sekan. Ha...
4 Nov 20242min

Wararka maanta iyo Sweden
Dabeylo xooggan ayaa dhibaatooyin sababay. Goobaha caafimaadka ayaa la baari doonaa kadib qalliinada aan loo baahnayn ee ilmo-galeenka. Nin qirtay kufsi ka dhacay dugsi xannaanadeed oo ku yaal magaal...
1 Nov 20242min

Warka maanta iyo Sweden
Heyadda SMHI oo ka digtay dabaylo. Botkyrka oo soo rogtay imtixaanka luqaddaee shaqaalaha dugsiyada hoose dhexe. Mowjad cusub oo bartilmaameedsanaysa iney khiyaamaan bukaanka.
31 Okt 20242min

Wararka maanta ee Iswiidhen
Eedeyn kulul oo loo jeediyay Botkyrka. Dhimashada cudurka wadne-xanuunka oo hoos u dhacday. Xaaladda degdegga ah ee cimilada ayaa horseeday in la sii daayo cilmi-baare.
30 Okt 20242min






















