
Warark maanta ee Raadiyaha Iswiidhan
Guddoomiyaha gudd-hoosaadka cadaaladda ee baarlamanka, Richard Jomshof kana tirsan xisbiga Sverigedemokraterna ayaa si ku meel gaar ah uga fadhiistay howshiisii. Maanta ayaa la aasay tababarihii hore ...
13 Sep 20243min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan
Shaqo la'aanta oo dalka ku sii kordheysa . Dadka iswiidhishka ee u safra dalka ingiriiska ayaa lagu soo rogeyaa iney bixiyaan lacag gaareysa 130 karoon laga bilaabo bisha abriil ee sannadka 2025. Taba...
12 Sep 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Calaamadda biloowga xilliga dayrta ee la hubo ayaa ah nooca shimbirta loo yaqaano booloboolada ku hakada ama joogsada balliga Hornborga iyaga oo u sii socda dhanka koonfureed. Xukuumadda ayaa nidaamka...
11 Sep 20241min

Warark maanta ee Raadiyaha Iswiidhan
Madaxda ayaa ugu khamri cab badan, marka loo barbardhigo dhammaan xirfadleyda kale oo dhan. Laba kiis oo ah cudurka jadeecada ayaa aakhirkii bishii agoosto laga heley cusbitaallada magaalooyinka Luleå...
10 Sep 20243min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan
Wasiirka sinnaanta Paulina Brandberg (L) waxay doonaysaa in shaqaalaha dugsiyada barbaarinta ay u soo gudbiyaan warbixin marka carruurta yaryari ay xiran yihiin xijaabka. Qiimaha Batroolka, Naaftada i...
9 Sep 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Qof ayaa la qabtay loona xiray isaga oo looga shakisan yahay dambi argagixiso oo ka dhacay Iswiidhen maalinta Arbacadii. Xisbiga Socialdemokraterna ayaa taageeray soo jeedinta ah in carruurta da'doodu...
6 Sep 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Iswiidhen ayaa ku guuleeysatay billaddii labaad ee tartammada ciyaaraha Paralympikada ee ka socda magaalada Baariis. Laba dhallinyaro Iswiidhish ah ayaa lagu soo oogay dacwad isku day dil oo ka dhacay...
5 Sep 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Wiilashii da'da yaraa ee dhaawacyada culusi ka soo gaareen biriqdii ku dhacday oo caafimaadkoodu ka soo wanaagsanaaday. Wiil da'yar ah oo dhigta dugsi hoose dhexe oo ku yaalla degmada Huddinge oo saak...
4 Sep 20242min






















