Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Wadamada NATO ayaa hadda qaatay yoolka ah in la kordhiyo miisaaniyadooda difaaca. Anna-Karin Hatt oo sheegtay in cimiladu ay tahay in xukuumad kasta ay mudnaanta siiso. Jimmie Åkesson oo raaligelin waydiistay yuhuudda Iswiidhen.

Episoder(1000)

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Nin ayaa ku geeriyooday kadib markii uu ku qarqamay magaalada Norrtälje. Maxkamadda racfaanka ee Svea ayaa xaqiijisay in lagu xukumay kow iyo toban sano iyo toban bilood oo xarig ah nin 41 jir ah. Aal...

19 Jul 20241min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Dambiyada la xiriira maandooriyaha ayaa kor u kacay sanadkan. Booliska caalamiga ah ee Europol ayaa ku lug yeeshay ka dib mowjado tuugo ah oo dhawaan ka dhacay magaalada Stockholm. Beerta madadaalada ...

18 Jul 20241min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Roobab xoogan ayaa ka da'ay xeebta galbeed, taasina waxay carqallad ku noqotay tartanka kubbadda cagta ee Gothia. Nin ayaa la ganaaxay ka dib mar uu ku kaxeeyay gaari xowlii garaaya 246 kilomitir saac...

17 Jul 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wiil 17 jir ah ayaa loo xiray sabab ah in looga shakisan yahay dilka wiil lagu toogtay xaafadda Bagarmossen. Hadda waxaa la ogolyahay in lagu toogto bannanka magaaladda Skellefteå labada shimbir ee ah...

16 Jul 20243min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Nin iyo naag ayaa la xidhay toddobaadkan dhamaadkiisa , ka dib markii booliisku ka heleen xaruunta dhexe tareenada ee Stockholm shay halis ah. Salwan Momika oo ah ninkii kitaabka Qur'aanka gubay ayaa ...

15 Jul 20241min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Nin 45 jir ah ayaa lagu xukumay in loo fidiyo daryeel dhanka dhimirka ka dib markii uu wiil uu dhalay oo sagaal jir ah ku dilay Södertälje horaantii Janaayo. Boqolkiiba 6, dadka Iswiidhishka ah ayaa a...

12 Jul 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Roobabkii onkodka watay ee shalay ka da'ay guud ahaan koonfurta Sweden ayaa sababay dhibaatooyin waaweyn. Shaqo la'aanta ayaa sii kordheysa sida ku muuqata tirokoobyo cusub oo ka soo baxay Xafiiska Sh...

11 Jul 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Shirkadda gaadiidka dadweeynaha ee Västtrafik ayaa baajisay safarada dhowr tareen inta lagu guda jiro Arbacada. 11 sano iyo 8 bilood oo xabsi ah ayaa lagu xukumey nin 27-jir oo hoogamiye u ahaa gaangi...

10 Jul 20242min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
stopp-verden
forklart
aftenpodden-usa
i-retten
popradet
lydartikler-fra-aftenposten
nokon-ma-ga
det-store-bildet
dine-penger-pengeradet
rss-gukild-johaug
rss-ness
fotballpodden-2
hanna-de-heldige
aftenbla-bla
frokostshowet-pa-p5
e24-podden
unitedno
rss-dannet-uten-piano