Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Dadka degan Långsele oo lagu booriyay i ay karsadaan biyaha loo isticmaalo cuntada iyo cabitaanka. 39 jir ah oo maxkamadi ku heshay danbi ah ka ganacsiga daroogada iyo hubka Sweden soo gala. Labba ruux oo loo xiray qarax xalay ka dhacay Malmö.

Episoder(1000)

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Saddexdii qof ee ku dhintay shilkii bask ee jimcihii ka dhacay Stockholm oo la aqoonsaday. Dumarka Iswiidhan oo shaqeeya 49 daqiiqo oo bilaash ah maalin kasta. Qof boolisku xiray isagoo sarqaansan oo ...

17 Nov 20252min

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Tiro cusub: Shaqo la’aanta oo korodhay bishii Oktoobar.FHM: Tallaalka dadka adeegga guriga hela oo yar.Centerpartiet oo doonaya in la baaro qaadashada lacagta euro...

14 Nov 20251min

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Dil u adeegsaday 13-jir lagu xukumay xabsi. Warbixin cusub: Cabitaanka khamriga oo yaraaday. Agaasimaha guud ee hayadda canshuuraha oo loo baarayo jebinta xeerka sirta.

13 Nov 20252min

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Carruurta oo lacagta waalidkood ku iibsata lacag dijitaal ah. Iswiidhish argagixso darteed loogu maxkamadeeynayo Denmark. Daraasad: Kafeygu oo yareyn kara halista wadne garaaca aan caadiga ahayn.

12 Nov 20252min

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Dhallinyaro laga tashkiiliyo xarumaha daryeelka dhallaanka. Wiil qirtay ka mid ahaanshaha urur argagixiso. Tirada dadka ka weyn 65 ee shaqeeya oo sii kordheysa.

11 Nov 20252min

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Häcken oo noqotay horyaalka dumarka ee Allsvenskan. Qarax lala xiriirinayo kooxo gaangiska oo ka dhacay Luleå. Rekoodhka kubbadda cagta.

10 Nov 20251min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Salwan Najem oo kicin koox qowmiyadeed loogu xukumay ganaax.Nin dilay haweeney 60 jir ah oo xabsi daa'in lagu xukumay. Shirkado dowladu leedahay oo aan sameeyn ka hor ku filan ka hortaga takoorka.

7 Nov 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Sicir-bararkii bishii oktoober oo waxba iska beddelin. Isbitaalka Uppsala oo ku booriyey in siddii caadiga aheyd daryeel loogu doonto. Heyadda IVO oo howlaheeda ka gungaarista lagu dhaleeceeyey inay m...

6 Nov 20252min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
i-retten
stopp-verden
forklart
aftenpodden-usa
nokon-ma-ga
popradet
det-store-bildet
dine-penger-pengeradet
fotballpodden-2
aftenbla-bla
rss-ness
rss-gukild-johaug
hanna-de-heldige
rss-dannet-uten-piano
frokostshowet-pa-p5
e24-podden
rss-penger-polser-og-politikk
grasoner-den-nye-kalde-krigen