
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Dabkii weynaa ee ka kacay beerta biyaha Oceana ee Liseberg horraantii sannadkan ayaa sabab u ahaa shaqo alxan laga waday halkaa. Qalab caafimaad oo qiimihiisu dhan yahay 14 milyan oo karoon ayaa Swede...
15 Mai 20241min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Nin 25 jir ah ayaa lagu soo oogay dacwad ka dib markii uu jabiyay mamnuucid joogitaanka bartamaha magaalada Göteborg. Afar illaa shan qof ayaa shalay galab ka baxsaday mid ka mid ah xarumaha lagu haay...
14 Mai 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Dukaammada lagu magacaabo 7-Eleven ayaa joojin doona iney sigaarka iibiyaan. Toddobaadkan ayaa la fileyaa cimilo wanaagsan oo qorrax leh iyo dabeeylo kulul, balse aanu weli xilligii kuleeyluhu iman. W...
13 Mai 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Qofku uma baahna inuu kaxeeynta baaskiilka u hasyto leysan kaxeen, balse waxaa jira shuruuc loo baahan yahey in la raaco. Isticmaalka kharashaadka qoysaska oo kor u kacay boqolkiiba 0.5 bisha Abriil. ...
10 Mai 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen.
Maxkamadda degmada Södertörn ayaa ku ridey laba nin oo dhallinyaro ah dilkii nin 30-meeyo jir ah. Barkood xisbiyada xubnaha ku leh baarlamanka ayaa qaba in fikirka ah in ururka midowga barwaaqasoorank...
8 Mai 20243min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen.
Laba 16 jirro ah ayaa lagu xukumay dil ka dhacay xaafadda Handen ee nawaaxiga Haninge. Hal qof ayaa la xiray ka dib markii nin 40 jir ah lagu toogtay Södermalm ee magaalada Stockholm lixdii iyo badh f...
7 Mai 20242min

Wararka maanta ee raadiyaha iswiidhen.
Ra'iisul wasaare Ulf Kristersson oo lagu dacweeyay guddiga dastuurka ee baarlamaanka. Ururka daladda daryeelka caafimaadka oo ku dhawaaqay in uu balaadhiyo xanibaadda iska hori-maadka socda ee ka dhex...
6 Mai 20243min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Heyadda saadaalinta dhaqanka ayaa sheegtay iney 21 boqolkii hoos u dhaceen tirada dadkii booqanayey madxafyada. Xukuumadda oo isugu yeertey 50 heyadood si ey ugala tashato in la xiro ama heyado kala l...
3 Mai 20242min






















