Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Bangiga qaranka ayaa sare u qaadidoona heerka dulsaarka 0.25 boqolkiiba, waxaana la saadaalinayaa in sare u kaca ku yimid lacagta dulaasrka ah ay sii socondoonto ilaa iyo sanadka 2024,Xafiiska shaqadda Sweden ayaa sheegey in ay waqtidheer ay qaadan doonto in qaxootiga Yukreyn ay shaqo bilaabaan, Iyo wararkale

Episoder(1000)

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Dad badan oo hooy la'aan ah kadib dabkii ka kacay Hudiksvall. Hay'adda saadaasha hawada SMHI oo ka digtay roobab mahiigaan ah. Xulka qaranka Ingiriiska oo ku guuleystay koobka haweenka ee Yurub.

28 Jul 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Labbo nin oo xabsi dheer loogu xukumay toogasho ka dhacday saldhiga dhexe ee Lund. Shaqo la'aanta oo weli ah mid aad u sareysa. Digniinno laga soo saaray roob mahiigaan ah oo da'aya manta oo Jimcaha ah.

25 Jul 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Iswiidhishka jooga Kamboodiya oo loogu baaqay inay taxaddaraan. Xabsi adag oo lagu xukumay nin bam gacmeed ku tuuray maqaaxi. 14 neef oo Ido ah oo Biriqi dishay.

24 Jul 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Qarax ka dhacay albaabka guri dabaq ah oo ku yaala Södertälje. Roob muddo bil ah dai lahaa oo la filayo in uu hal maalin gudaheed. Duuliye-diyaaradeed oo la xiray isaga oo sakhraansan.

23 Jul 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

SMHI oo soo saartay digniin ku saabsan roobab ka da'a Götaland. Ku dhawaad 500 oo rakaab oo ku xanibmay saldhiga tareen duleedka Skellefteå. Ryanair oo ka fiirsanaysa kordhinta gunno ay siiso shaqaalaheeda socda rakaabka wata shandadaha waaweyn.

22 Jul 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Dadka degan Långsele oo lagu booriyay i ay karsadaan biyaha loo isticmaalo cuntada iyo cabitaanka. 39 jir ah oo maxkamadi ku heshay danbi ah ka ganacsiga daroogada iyo hubka Sweden soo gala. Labba ruux oo loo xiray qarax xalay ka dhacay Malmö.

21 Jul 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Soo galootiga ka yimid dalalka ka baxsan qaaradda Yurub oo isaga guuraya Sweden. Gabar 15 jir ah ayaa lagu soo oogay dacwad ah isku dayday dil gabar kale Hayadda SMHI oo soo saartay digniino ku saabsan khatarta dab oo ka kaca kaymaha.

18 Jul 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Wiil 19 jir oo loo xukumay dil ka dhacay Norrköping. Cadaadiska saaran dukaanka cuntada ee Matmissionen ayaa kordhay. Khiyaanada ka dhanka ah waayeelka ayaa sii yaraanaysa.

17 Jul 20252min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden-usa
forklart
popradet
aftenpodden
stopp-verden
det-store-bildet
fotballpodden-2
bt-dokumentar-2
nokon-ma-ga
rss-gukild-johaug
dine-penger-pengeradet
hanna-de-heldige
aftenbla-bla
rss-penger-polser-og-politikk
rss-ness
unitedno
frokostshowet-pa-p5
e24-podden
oppdatert