Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Xisbigga Kristdemokraterna ayaa sheegey in ay san qaadaci doonin raadiyaha Iswiidhan, kadib markii xisbigu la shirey howlwadeenada radiyaha Iswiidhen, ayuu xisbigu shaaciyey arinkan mar uu waraysi ay siisay Ekot, Paludan oo ogolaansho ka helay boliiska si uu baanbaxyo ugu qabto degmadda Örebro iyo warar kale.

Episoder(1000)

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Dabeyl xooggan oo caawa la filayo. Ninkii afaraad oo loo qabtey dilkii Uppsala. Xorriyadda saxaafadda oo sii xumaanaysa.

2 Mai 20252min

Wararka maanta ee raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee raadiyaha Sweden

Xeer-ilaaliye lagu xukumay sin jabin. Maxkamadda racfaanka ayaa ansixisay xukun hore oo ka soo baxay maxkamadda degmada, oo ah xabsi daain. Dacwadaha inkasso oo yaraaday balse deymaha ayaa kordhay.

30 Apr 20252min

Wararka maanta ee raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee raadiyaha Sweden

17 qof oo lagu soo oogay dacwad la xidhiidha daroogo. Nin 50 jir ah oo u geeriyooday dhaawac ka soo gaadhay kaalin shidaal. Xukuumada oo doonaysa in la adkeeyo madaxbanaanida garsoorka.

29 Apr 20252min

Wararka maanta ee raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee raadiyaha Sweden

Shan Qof oo La Xiray Kadib Dil Rasaaseed ka Dhacay Eskilstuna. Svenska Kraftnät, afar qeybood oo kala duwan ee qiimaha korontada ee hadda ka jira ee Sweden ayaa sii jiri doona. Afar qof oo loo maxkamadeeyey dhacdo Göteborg ka dhacday

28 Apr 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Xisbiga Socialdemokraterna ayaa doonaya in uu 500 milyan oo karoon ku maalgeliyo shaqooyinka xagaaga. Alexandr oo 14 jir ah ayaa ku dhashay Iswiidhen oo la tarxiilayo Armenia. Nin sakhraansan oo gaari ku kaxeeyay 190 km waddo loogu talagalay 90 km.

25 Apr 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Göteborg oo afar qof shalay loo xiray tuhun la xiriiro lacagaha la dhaqay. Ardayda dhigata dugsiyada ayaa sheegay in aysan iskuulka ka helin kaalmo ku filan. Dad intii hore ka badan ayaa ka ashtakoonaya takoorid.

24 Apr 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Wariye Joakim Medin pp dacwad loogu oogay dalka Turkiga. Shirkadda gawaarida ee Volvo oo laga yaabo in ay abuurto shaqooyin cusub. Nin aya maanta xabsi da'iin ah loogu xukumay nin oo uu ku togtay magaalada Borås.

23 Apr 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Ururka shaqaalaha macalimiinta oo doonaya in hay'adda MSB ay baarto isticmaalka app-ka amniga. Hay'adda caafimaadka oo ku boorisay in dad badan oo da'a ah ay is talaalaan. Dhammaan xubnaha guddiga waayeelka ee degmada Uppsala ayaa is casilay.

22 Apr 20252min

Populært innen Politikk og nyheter

aftenpodden-usa
giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
stopp-verden
forklart
popradet
det-store-bildet
bt-dokumentar-2
nokon-ma-ga
dine-penger-pengeradet
fotballpodden-2
rss-gukild-johaug
aftenbla-bla
hanna-de-heldige
unitedno
lydartikler-fra-aftenposten
rss-ness
rss-penger-polser-og-politikk
oppdatert
e24-podden