Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Iswiidhan waxay ku socotaa xaalad hoos u dhac dhaqaale, sida uu sheegay machadka cilmi-baarista is bedbedelka dhaqaale.Hoose u dhacan ayaa loo sababeeye inuu asal ahaan ugu wacanytahay masiibadii caabuqa Covidka iyo qiimaha tamarta, raashinka iyo dhaamaan badeecooyinka dadku isticmaalaan oo si baahsan sare u kacay. iyo Labo nin ayaa si xun loo dhaawacay oo mid ka mid ah ay naftiisa halis ku jirto, kadib markii ay subaxnimadii maanta lagu weerar toorey ( shay af badan) goob ku dhaw Garaash ku yaalla magaalada Västerås.

Episoder(1000)

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Raiisul Wasaaraha Ulf Kristersson oo u safraya Davos In ka badan 100 kun oo qof oo dooneysa inay gasho imtixaanka jaamacadda Meyd laga helay degmada Uddevalla

20 Jan 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Guddiga Arrimaha Dibadda oo loo yeeray kulan Xukuumadda oo soo jeedisay in la helo daahfurnaan buuxda ee dhanka iskuullada gaarka ah Hoos u dhac weyn oo ku yimid filimada Iswiidhan ee shinoomada:

19 Jan 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Dhaqaalaha Sweden oo deggan inkasta uu jiro walwal caalami ah Heerka ugu sarreeya ee influensaha kirismaska oo dhammaaday Dhimasho badan oo ka dhacday buuraha sannadkii hore

16 Jan 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Koran gubaha Salwan Najem oo magangalyo ka codsaday Maraykanka Kormeere gaadiid oo ku dhintay shil intii lagu jiray imtixaanka gaari kaxeynta Shaqo laaanta oo hoos u dhacday

15 Jan 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Baaritaanka booliiska ee weerarkii Örebro oo soo dhamaaday Xisbiga Liberalerna oo weli ka hooseeya xadka baarlamaanka ee cabbirka cusub Nin bangi ka shaqeeya oo faaruqiyay akoono dhaxal ee 137 qof

14 Jan 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Dad badan ayaa laga mamnuucay maktabadda Nin kufsaday haweeney xabsi iyo musaafurin lagu xukumay Saddex tan oo kookayn ah oo laga helay konteenar ka yimid Koonfur Ameerika

13 Jan 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Dad ku jira shaqa qaran oo loo diiday daryeel caafimaad Hogaamiye cusub oo burcad ah oo la qabtay TV4 oo maanta hawada uga baxaya guryaha qaar.

12 Jan 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Dugsiyada gaar loo leeyahay ee si xun loo maamulo waa in la joojiyaa Khasaaraha ugu weyn ee duufaantu u geysatay kaymaha tobankii sano Dhaqaalaha Sweden oo ka kobcay sidii la filayay

9 Jan 2min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
i-retten
stopp-verden
forklart
aftenpodden-usa
nokon-ma-ga
popradet
det-store-bildet
dine-penger-pengeradet
fotballpodden-2
aftenbla-bla
rss-ness
rss-gukild-johaug
hanna-de-heldige
rss-dannet-uten-piano
frokostshowet-pa-p5
e24-podden
rss-penger-polser-og-politikk
grasoner-den-nye-kalde-krigen