
Maanta iyo wararka radio Sweden
Baayac mushtaro badan ayaa la kulma dhibaateyn loo geeysto sida lagu sheegay tiro koobkii ugu dambeeyey ee la soo saaray. Shaqa joojintii duuliyeyaasha shirkadda SAS oo weli halkeedii ka sii socda taa...
11 Jul 20223min

Maanta iyo wararka radio Sweden
Booliska ayaa weli ku howlan baaritaanka la xirriira weerarkii mindida ee shalay ka dhacay Visby. Dhaqaalaha Iswiidhan oo kor u kacay markale 4.5 boqolkiiba. Iyo tiradda ardayda dugsiyadda sare ee lag...
7 Jul 20223min

Wararka maanta iyo Radio Iswiidhen
Xildhbaanno ka tirsan xisbigga Vänsterpartiet oo ka qeyb qaadanayey toddobaadka Almadalen ayaa doortay in ay surtaan calanka ururuka PKK. Koobka Kubadda Cagta Haweenka ee Yurub oo bilaabanaya caawa. ...
6 Jul 20222min

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Horyaallada kubadda cagta haweenka ee qaramada Yurub ayaa bilaabanaya Arbacada, Kooxda mataleysa Iswiidhen ayaa ciyaarteeda ugu horreysa la ciyaari doonta Netherlan...
5 Jul 20223min

Warka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Waxa soo if-baxay warka sheegaya in shaqo joojinta duuliyayaasha ee SAS ay bilaabantay maanta ka dib markii shirkadda SAS iyo ururrada duuliyayaasha ay heshiis gaar...
4 Jul 20222min

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Laga bilaabo Jimcaha maanta ee 1-da luulyo, waxaa mar kale la soo celiyay dhaqaalaha ardeydu uga qaadan karaan hayadda CSN dayn iyo deeqbaFaafida covid-19 ayaa hadd...
1 Jul 20223min

Warka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Maanta oo arbaco ah ayaa Saddex nin oo dhalinyaro ah lagu soo oogay tuhun ah inay si weyn u waxyeeleeyeen hawlgallada ciidanka booliiska ka dib rabshadihii Easter-...
29 Jun 20224min





















