Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Ninkii lagu heystay dilkii Ing- Marie Wieselgren oo lagu dilay Visby, oo rummaanka lagu sii hayn doono. Waxaa aad u soo badanaya xiisaha ay dadku u qabaan in ay tareenka dheereeya ku dhacaan ay deetana Yurubta kale u socdaalaan iyo nin 33 jir ah oo lagu xukumey xabsi 7.5 sanno oo xarig ah ka dib markii uu kufsi daran u geeystay waayello lagu hayo guryaha dhmirbeelka oo ku yaalla galbeedka Sweden.

Episoder(1000)

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Iswiidhen oo Qaza ku taagereysa 300 milyan oo koroon. Nin ayaa dacwad loogu oogay dilkii Ica Maxi ee Norsborg. Carruur iskuulka barbaarinta dhigata oo afka sharooto looga duubay.

10 Mar 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Xildhibaan ka tirsan SD oo is casilay. SJ oo maalgelinaysaa tareenno cusub. Biyo isbitaal aan la cabi karin.

7 Mar 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Wiil dhallinyaro ah oo toogasho loo soo xiray. Nin is-dilay ka dib markii la tarxiilay. Wiil 14-jir ah ayaa ku dhintay goob shaqo.

6 Mar 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Nin dhallinyaro ah oo lagu xukumay 14 sannadood oo xabsi ah iyo masaafurin. Bandhig: Dadka khiyaanada ku qaata taageerada oo laga xii kari doono nidaamka. Carruurta iyo dhallinyarada yar oo helaya t...

5 Mar 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Cimilada Maarso oo aan si aan caadi ahayn u diiran. Khalad laga helay barnaamijka baarista naasaha. Hanjabaad keentay in arday guryaha loo diro.

4 Mar 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Qof loo qabtay toogashooyin ka dhacay Stockholm. Warqadaha cashuur celinta dijitaalka oo la soo dirayo. Tirada kiisaska hargabka ayaa sii kordhaya.

3 Mar 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Iswiidhen ayaa ka qayb galaysa kulan lagu qaban doono magaalada London. Waxaa caawa dhalatay bishii Ramadaan. 7.4 milyan ayaa dhagaystay baahinta Raadiya Iswiidhen iyo barnaamijyadaba inta lagu guda j...

28 Feb 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Shalay galab ayaa nin lagu toogtay xaafadda Andersberg ee ku taalla magalaada Gävle. Lamaane ku nool magaalada Skåne ayaa lagu xukumay toban bilood oo xarig ah. Xilliga guga ayaa maanta soo gaaray Sto...

27 Feb 20252min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
stopp-verden
forklart
aftenpodden-usa
i-retten
popradet
lydartikler-fra-aftenposten
nokon-ma-ga
det-store-bildet
dine-penger-pengeradet
rss-gukild-johaug
rss-ness
fotballpodden-2
hanna-de-heldige
aftenbla-bla
frokostshowet-pa-p5
e24-podden
unitedno
rss-dannet-uten-piano