Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

  • Haweeney soddomeeyo jir ah oo lagu toogtay gaari taraam ah gudaha Majorna ee magaalada Göteborg. Madaxa xukuumadda Iswiidhen ayaa Magdalena Andersson (S) ayaa soo dhoweeysay taageerada ay ka heshay hoggaamiyaha xisbiga Centerpartiet Annie Lööf. nink qirtay inuu galay falargagixisnimo.

Episoder(1000)

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Cusbo badan oo caafimaadka waxyeeleysa. Biraha dib loo warshadeeyo ee dadka dhintay ee la gubo malayiinlaga sameeyo. Haweeney ka shaqeeya guryaha daryeelka oo xatooyo ku eedeysan.

3 Nov 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Wayeel badan oo hela codsiyada inkassokrav. Sicir bararka oo saameeya jeebka gunnada ee carruurta. Malmö, Göteborg iyo Stockholm oo diiday iney la kulmaan iskuduwaha dowladda ee la xirriira dib u celinta ikhtiyaariga ah.

31 Okt 20252min

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Dhallinyaro ka socota Visby oo ku guuleysatay koobka Adduunka. Xadka xatooyada fudud oo la kordhiyey. Xisbiga Liberal-ka oo doonaya in la mamnuuco xadgudubka ceejada galmada.

30 Okt 20252min

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Labo qof oo iswiidhish ah oo lagu haysto falal argagixisanimo. Dhaqaalaha Sweden wuxuu u koray si ka dhakhso badan sidii la filayay. Nin geeriyooday markuu kuu dhacay gaari haan ah.

29 Okt 20252min

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Tareen istaagay daad dartii. Sababta keentay koronto la'aan ka dhacday farasmagaalaha Stockholm. Boliis diiday in uu tago goobtiisa shaqada.

28 Okt 20251min

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Qalfoof ilmo oo 2 000 sannadood jir ah oo la helay. Johan Rockström ayaa loo magacaabay Iswiidhishka sannadka ee dunida. Qof la toogtay oo keyn laga helay.

27 Okt 20252min

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Dhammaan tareenada isaga goosha Stockholm-Uppsala waa la joojinayaa dhowr maalmood. Nin rumaan loo dhigay dil dhacay toban sano ka hor. Saab oo qorsheynaysa inay shaqaaleysiiso in ka badan 3,000 oo qof.

24 Okt 20251min

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Ukun suuqa laga saarayo markii la helay salmonella. Shan arday oo dhigta dugsiga Lundsbergs oo jirdil lagu eedeeyey. Dhowr khalad oo ku yimid nidaamka Millennium.

23 Okt 20252min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
aftenpodden-usa
forklart
popradet
dine-penger-pengeradet
det-store-bildet
nokon-ma-ga
fotballpodden-2
rss-gukild-johaug
stopp-verden
aftenbla-bla
hanna-de-heldige
bt-dokumentar-2
frokostshowet-pa-p5
e24-podden
rss-ness
unitedno
rss-penger-polser-og-politikk
rss-borsmorgen-okonominyhetene