
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Guddiga dowladda ee baara shilalka ee ayaa go'aansaday in uu baaris ku sammeeyo shilkii khatarta ahaa ee lagu dhintay ee shalay ka dhacy jardiinka Gröna lund ee Stockholm. Xukuumada Iswiidhen ayaa kaa...
26 Jun 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Gurashada Jodgubbar qofka qudhiisa uu gurto marka uu iibsado oo dhalisay fowdohorseeday in booliska loo yeero. Baaris loo sammeynayo fududeynta kireynta gacan labaadka iyo shirkadaha qaaliyeeyn karaan...
22 Jun 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Waxa maanta la soo gebogebeeyey xukunka maxkamada rafcaanka ee dacwadii dhakhtar Macchiriani oo ah dhakhtar qaliimada ah una dhashay waddanka talyaaniga. Shirkadda daryeelka ee Humana ayaa loo ogoolad...
21 Jun 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Maanta ayay bilaabatay maxkamad la xiriirta dacwad ka dhan ah nin lagu eedeeyay in uu isku deyey in uu maalgeliyo ururka Kurdiyiinta PKK ee ku shaabadeeysan argagaxisnimada. Miraha cascas ee macaan ee...
20 Jun 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Laga bilaabo maanta ayaa ciddii haysata aqoonsiga taleefanka gacanta ee loo yaqaan 'Mobilt bank-ID' sameeysan kartaa kaar aqoonsi oo elektaroonig ah. Nin horey rummaanka loogu dhigey kadib markii xaas...
19 Jun 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Wakaladda biyaha Gästrike vatten ayaa soo saartay qorshe beekhaamin biyaha la isticmaalo. Digniin ka jirta guud ahaan dalka ee khatar dab kuleylka ka kaca. Lamaane ka soo kala jeeda Soomalaiya iyo Afg...
16 Jun 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Tuhunnada masuqmaasuqa ee ka dhex maamulada degmooyinka iyo kuwa gobolada oo la rumeysan yahay in aysan hoos u dhicin. Dhakhtar sheegay in aan waxba laga baran safmareenka xagga diyaargarawga marka la...
15 Jun 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Dilaa xukunka xabsi daa'in ah ku xukunnaa oo imminka loogu bedelay xabsi wakhti xaddidan. Koriimmada caruurta oo la sheegay inay saameyn xun ku yeelato xaafadda uu ku barbaaro. Xiriirka joogtada ee wa...
14 Jun 20233min






















