
Wararkii maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Hayadda caafimaadka bulshada oo sheegtay inay doonayso in saami tijaabo oo dhanka civid-19 ah lagu xiro dadka ka soo safraya dalka Shiinaha. Ilmihii ugu horeeyey ee sannadka 2023-da dhasha oo ay waali...
3 Jan 20233min

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ciidanka ammaanka ayaa gacanta ku dhigay afar qof oo dembiyo kala duwan lagu tuhunsan yahay kadib qarax xooggan oo xalay ka dhacay xaafadda Grimsta oo dhacda waqooy...
2 Jan 20232min

Wararkii maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Dawladda oo dooneeysa in dugsiyada hoose/dhexe ay ardaydu qaataan xisaab iyo iswiidhish dheeri ah, soona jeedisay in la kordhiyo saacadaha wax-barashada ee maadooy...
30 Des 20223min

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
29 Des 20223min

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Dad ka tira badan intii hore ayaa ka faqooqan sidii ey lacag caddaan ah u bixin lahaayeen. Maxkamadda sare ayaa ciqaabtii ka dhintay labo nin oo booliiska u gudbiyey xog ku saabsan dembiyo ay galeen.
28 Des 20221min

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Nin lagu tirinayo in uu ka tirsanaa shabakad dembiileyaal ah ayaa maalintii Krismiska toogasho lagu diley.Shantii sannadood ee ugu dambeeyey ayey laba jibbaarmeen g...
27 Des 20222min

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Iskuullada muslimiintee xorta ah ee kala ah Framsteg oo ku yaal Stockholm iyo Imaan Skolan ee magaalada Uppsala, ayey maxkamadi ku xukuntay in aaney sii furnaan kar...
23 Des 20223min

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Hayadda kormeerka dhaqaalaha ayaa sahlaysa xeerarka si qaxootiga loogu sahlo inay yeeshaan akawn ama koonto bangi. Faafidda covid-19 ayaa kor u kacaya dalka dhammaantii, sida laga soo xigtay jaamicadd...
22 Des 20223min






















