Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Ciidanka ammaanka ayaa gacanta ku dhigay afar qof oo dembiyo kala duwan lagu tuhunsan yahay kadib qarax xooggan oo xalay ka dhacay xaafadda Grimsta oo dhacda waqooyigalbeed ee magaalada Stockholm.

Shan gobol oo Iswiidhen ka tirsan ayuu maanta ka bilowday ugaarsi ay doodi ka taagnayd ee 75 ka mid ah xayawaanka yeeyda.

Wakaaladda socdaalka ayaa sannadkii la soo dhaafay kordhisay tirada shaqaalaha gacanta ku haya kiisaska codsiyada ogolaanshaha shaqada, oo ay ka dhigtay laga bilaabo 200 ilaa 300 oo qof.

Episoder(1000)

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Dadka degan Långsele oo lagu booriyay i ay karsadaan biyaha loo isticmaalo cuntada iyo cabitaanka. 39 jir ah oo maxkamadi ku heshay danbi ah ka ganacsiga daroogada iyo hubka Sweden soo gala. Labba ruu...

21 Jul 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Soo galootiga ka yimid dalalka ka baxsan qaaradda Yurub oo isaga guuraya Sweden. Gabar 15 jir ah ayaa lagu soo oogay dacwad ah isku dayday dil gabar kale Hayadda SMHI oo soo saartay digniino ku saabsa...

18 Jul 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Wiil 19 jir oo loo xukumay dil ka dhacay Norrköping. Cadaadiska saaran dukaanka cuntada ee Matmissionen ayaa kordhay. Khiyaanada ka dhanka ah waayeelka ayaa sii yaraanaysa.

17 Jul 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Gobolka Västerbotten oo laga mamnuucay in dab laga shido keeymaha iyo dhulka. Wiil 16 jir ah ayaa loo xukumay qaraxii Janaayo ka dhacay xaafadda Farsta. Taageraha xulka Iswiidhen oo tigidhyada loo qoo...

16 Jul 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Kristerson oo soo dhaweeyay ku dhawaaqista Trump ee ku saabsan hubka loo dirayo Yukreyn. Hay'adda sadaasha hawada SMHI oo ka digtay roobaba maahigaan ah. Nin lagu tuhunsan yahay in uu dilay dumar ayaa...

15 Jul 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Wiil 16 jir ah ayaa maanta xukun ku riday maxkamadda degmada Solna. Sicir bararka ayaa kor u kacay gaarayna boqolkiiba 2.8 bishii Juun. Nin ayaa la xiray ka dib markii uu diiday in uu bixiyo xisaabta ...

14 Jul 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Nin gaari ku jiirsiiyay dhowr qof magaaladda Malmö. Dhakhtar ilko oo loo shaqaaleen luuqada Swedish ka oo magdhaw loo dalbay Koox buracd taleefanada oo xukun xabsi lagu riday

11 Jul 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Raii'sal wasaareUlf Kristersson iyo Ebba Busch oo taagere u muujiyay wasiirka socdaalka. Biyaha la cabo ee jasiirada Gotland oo lagu baaqay in la beekhaamiyo Codsiyadaha jaamcadaha oo la shaaciyay

10 Jul 20252min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
stopp-verden
forklart
aftenpodden-usa
i-retten
lydartikler-fra-aftenposten
popradet
nokon-ma-ga
det-store-bildet
dine-penger-pengeradet
rss-gukild-johaug
rss-ness
fotballpodden-2
hanna-de-heldige
aftenbla-bla
e24-podden
frokostshowet-pa-p5
unitedno
rss-dannet-uten-piano