Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Ciidanka ammaanka ayaa gacanta ku dhigay afar qof oo dembiyo kala duwan lagu tuhunsan yahay kadib qarax xooggan oo xalay ka dhacay xaafadda Grimsta oo dhacda waqooyigalbeed ee magaalada Stockholm.

Shan gobol oo Iswiidhen ka tirsan ayuu maanta ka bilowday ugaarsi ay doodi ka taagnayd ee 75 ka mid ah xayawaanka yeeyda.

Wakaaladda socdaalka ayaa sannadkii la soo dhaafay kordhisay tirada shaqaalaha gacanta ku haya kiisaska codsiyada ogolaanshaha shaqada, oo ay ka dhigtay laga bilaabo 200 ilaa 300 oo qof.

Episoder(1000)

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Siyaasadda cimilada Iswiidhan oo uu is bedel ku yimid. 7.2 boqolkiiba xooga shaqaalaha ayaa ah shaqo la'aan, sida uu xafiiska shaqada sheegay. Haweeney ayaa ku geeriyootay isbitaal kadib markii takhta...

12 Mar 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

12 qof oo biyo ku qarqamey labadii bilood ee sannadka ugu horreeyey. Dhoofinta qalabka militariga Iswiidhen oo kordhay sannadkii hore 2024-kii. Farshaxaniiste Britta Marakatt-Labba ayaa samaysay mid k...

11 Mar 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Iswiidhen oo Qaza ku taagereysa 300 milyan oo koroon. Nin ayaa dacwad loogu oogay dilkii Ica Maxi ee Norsborg. Carruur iskuulka barbaarinta dhigata oo afka sharooto looga duubay.

10 Mar 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Xildhibaan ka tirsan SD oo is casilay. SJ oo maalgelinaysaa tareenno cusub. Biyo isbitaal aan la cabi karin.

7 Mar 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Wiil dhallinyaro ah oo toogasho loo soo xiray. Nin is-dilay ka dib markii la tarxiilay. Wiil 14-jir ah ayaa ku dhintay goob shaqo.

6 Mar 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Nin dhallinyaro ah oo lagu xukumay 14 sannadood oo xabsi ah iyo masaafurin. Bandhig: Dadka khiyaanada ku qaata taageerada oo laga xii kari doono nidaamka. Carruurta iyo dhallinyarada yar oo helaya t...

5 Mar 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Cimilada Maarso oo aan si aan caadi ahayn u diiran. Khalad laga helay barnaamijka baarista naasaha. Hanjabaad keentay in arday guryaha loo diro.

4 Mar 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Qof loo qabtay toogashooyin ka dhacay Stockholm. Warqadaha cashuur celinta dijitaalka oo la soo dirayo. Tirada kiisaska hargabka ayaa sii kordhaya.

3 Mar 20252min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
aftenpodden-usa
forklart
i-retten
stopp-verden
lydartikler-fra-aftenposten
nokon-ma-ga
popradet
det-store-bildet
rss-gukild-johaug
dine-penger-pengeradet
fotballpodden-2
aftenbla-bla
rss-ness
e24-podden
hanna-de-heldige
rss-dannet-uten-piano
frokostshowet-pa-p5
bt-dokumentar-2