Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Ka dib qaraxyo hirar ah oo is daba joog ah oo ayaamahaan ka dhacayey magaalada Stockholm iyo nawaaxigeeda ayey booliiska oo qabtay war saxaafadeed, wuxuu ku dhawaaqay xaaladda amni ee loogu yeero dhacdo gaar ah.

Dadka shaqada sii wata howlgabka dabadii ayaan heli doonin oo keliya gunno howlgab ka badan, kolka ay howlgabka si dhab ah u galaan, waxaa kaloo u dheeraan doona macaash, marka laga eego dhanka nidaamka canshuurta.

Labadii nin ee walaalaha ahaa ee shalayto lagu xukumay jaajuusnimada culus ayaa lagu ogaaday ka dib markii tuhun laga qabo loo gudbiyay ciidanka nabadsugidda Säpo.

Episoder(1000)

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

22 bog ayaa si sharci darro ah loogu iibinayaa dawooyin Xukuumadda oo doonaysa in baarlamanka loo yeero xagaaga Wiil aan qaangaarin oo la qabtay kadib qarax ka dhacay Haninge

3 Feb 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Laba qof oo meyd ah laga helay Falköping Dhibbanayaasha toogashadii Risbergska oo laga yaabo inay segeen magdhowga Israel oo dalbanaysa in hayado gargaar ay ka baxaan Gaza

2 Feb 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Raiisul wasaaraha oo bilaabaya boodhkas Wiil 12 jir ah oo ka laabtay dil uu qiray Wiil dhintay oo laga helay guriga dhalinyarada SIS

30 Jan 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan.

Wararka Raadiyaha Iswiidhan.

-Bangiga-dhexe oo sheegay in aan loobaahnayn in dulsaarka la beddelo. -Qiimaha cuntada oo degan. -Saxafiga Medin ee Turkigu- uhaysto eedaymaha oo xukuumadu diiday in ay waraysi ka qaado.

29 Jan 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

-Qoyskii cunuga 14-jirka ahaa ee ladilay 2023 oo looxukumay lacag faquuq ah. -Raysalwasaaraha oo sheegay in lasamayndoono gole dhowra xuquuqda dumarka. -Ey-da oo dhaawacyo badan gaysata sanadwalba.

28 Jan 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Qarax ka dhacay iridda jaranjaro dhisme ku yaal Västerås Degmooyin badan oo doonaya soo galooti horleh Sahlgrenska oo si weyn u dhimay safafka sugitaanka qalliinka

27 Jan 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Walaac Maraykanka la dareemayo oo kordhay Deymaha carruurta dada yar ayaa kordhaya Dakhliga agaasimeyaasha ayaa ka kordhaya kan shaqaalaha

26 Jan 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Haweeney laga laaa Uddevalla oo meydkeeda la helay. Doofaar dhintay oo la suray iskuul hortiisa. CSN oo dhibaato ku qabta bixinta lacagaha.

23 Jan 1min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
stopp-verden
aftenpodden-usa
forklart
i-retten
popradet
nokon-ma-ga
lydartikler-fra-aftenposten
det-store-bildet
dine-penger-pengeradet
rss-ness
rss-gukild-johaug
aftenbla-bla
hanna-de-heldige
fotballpodden-2
e24-podden
frokostshowet-pa-p5
rss-dannet-uten-piano
unitedno