Wararka maanta ee Raadiyah Sweden

Wararka maanta ee Raadiyah Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Xukuumadda Sweden iyo xisbiga ay wada shaqaynta leeyihiin ee Sverigedemokraterna ayaa aad u doonaya dad badan oo ajaanib ahi in ay waddammadoodi dib ugu noqdaan.

Wixii ka dambeeyey kalaguurkii qarnigii ina dhaafay iyo midkan aannu iminka ku jirno ayey laba jibaarmeen tirada lammaaneyaasha waayeelka wada nool ama is qaba ee kala taga. Sida ku cad daraasad la sameeyey.

Farsamo-yaqaannada miinooyinka ee ciidanka ammaanka ayaa gaarey xarunta farasmagaalaha ee xaafadda Tjärna Ängar ee magaalada Borlänge.

Episoder(1000)

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

haweeney looga shakisan SUMEYN ka dhacday Isbitaalka jaamacada ee Uppsala oo xabsiga lagu sii heeyn doono. Qoraxda oo dalka jirto wax ka yar shan saac. 35 dal oo ku tartami doona Tartanka Heesaha Eurovision.

15 Des 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Boolis lagu helay dambi ah inuu si aan taxaddar lahayn u dhaawacay 15. Degmooyin badan oo si liidata ugu diyaarsan go'itaanka korontada haddii dagaal dhaco. Shaqo la'aanta oo aan isbadal ku iman bilihii ina dhaafay ee Oktoobar iyo Nofeembar.

12 Des 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Nin50 jir ah oo lagu tuhmayey dil labbo laab ah oo la siiyey. Dugsiga folkhögskolan Kista oo taageerada dowlada laga joojinayo. Haween dhallinyarada ah ooka soo horjeeda shaqada militariga.

11 Des 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Maria Corina Machado oo ku guuleeysatay abaalmarinta nabada oo aan imaan xafladii lagu gudoon lahaa abaalmarinta. 50 jir lagu tuhunsan yahay dil haweenay iyo wiil 15 jir ah. Deeq-bixiye shahwo oo hidde-sidaha qaarkii laga heley isbeddel.

10 Des 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Xukun la xaqiijiyay oo ku saabsan maalgelinta IS ee Tiktok. Darawal bas oo seexday isagoo isteerinka haya. Hal qof ayaa la qabtay oo lagu tuhunsan yahay inuu alaab ka xaday waayeel ku jirey cusbitaal.

9 Des 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Xukuumadda oo kordhinaysa waajibaadka rayidka. Dhiig yari weyn oo ka jirta gobalka Västra Götaland. Hal qof ayaa la codsaday in rummaanka la dhigo

8 Des 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Xukuumada iyo SD oo raba in dhalashada lalanoqon karo. Bogag badan oo khalkhal galay maanta. Qarax xoogan oo ka dhacay magaalada Göteborg.

5 Des 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Sicir-bararka oo hoos udhacay bishii November . Xukuumadda Sweden oo rabta in loo soo gudbiyo dadka hantida ku leh waddanka dibadiisa. Lammaane 70-jirro ah oo laga dhacay lacag dhan 1 milyan.

4 Des 1min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
popradet
stopp-verden
bt-dokumentar-2
lydartikler-fra-aftenposten
forklart
fotballpodden-2
dine-penger-pengeradet
det-store-bildet
aftenpodden-usa
aftenbla-bla
hanna-de-heldige
rss-gukild-johaug
rss-ness
e24-podden
rss-penger-polser-og-politikk
oppdatert
nokon-ma-ga
rss-borsmorgen-okonominyhetene