Maanta iyo wararkii ugu dambeeyey ee radio Sweden

Maanta iyo wararkii ugu dambeeyey ee radio Sweden

Xubinimada Iswiidhen ee Gaashaanbuurto NATO oo haatan ku xiraninay ansixiyaan baarlamaanada labada dal ee Turkiga iyo Hangari, islamarkaana qaadato dhowr bilood. Qaar ka mid ah waalidiinta ku dhaqan xaafadaha Järva ee magaalada Stockholm oo sammeystay urur la magacbaxey Jooji toogashada- (Stop skujtning). Muxuu yahayse muhiimada urrurkaasi?. Gollaha xuquuqul Insaanka ee Qarammada Midoobay oo maanta u codeeyay qaraar lagu cambaareynayo gubitaanka kitaabka qur'aanka.

Episoder(1000)

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Tirada kiisaska RSviruska ee la soo wariyey inay kordhayaan Xukuumadda oo dooneysa fududeynta tarxiilka dadka kufsiga geysta Duufaan baraf cusub oo ku soo fool leh qaybo ka mid ah Skåne

5 Feb 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Maxkamadda racfaanka oo adkeeysay xukun loo ridey fal cunsuriyeed. Shan qof oo loo maxkamadeeyey dilkii saddexda qof ee magaalada Uppsala. Wakaaladda canshuuraha oo cubooneeysiineysa adeegoodda elektr...

4 Feb 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

22 bog ayaa si sharci darro ah loogu iibinayaa dawooyin Xukuumadda oo doonaysa in baarlamanka loo yeero xagaaga Wiil aan qaangaarin oo la qabtay kadib qarax ka dhacay Haninge

3 Feb 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Laba qof oo meyd ah laga helay Falköping Dhibbanayaasha toogashadii Risbergska oo laga yaabo inay segeen magdhowga Israel oo dalbanaysa in hayado gargaar ay ka baxaan Gaza

2 Feb 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Raiisul wasaaraha oo bilaabaya boodhkas Wiil 12 jir ah oo ka laabtay dil uu qiray Wiil dhintay oo laga helay guriga dhalinyarada SIS

30 Jan 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan.

Wararka Raadiyaha Iswiidhan.

-Bangiga-dhexe oo sheegay in aan loobaahnayn in dulsaarka la beddelo. -Qiimaha cuntada oo degan. -Saxafiga Medin ee Turkigu- uhaysto eedaymaha oo xukuumadu diiday in ay waraysi ka qaado.

29 Jan 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

-Qoyskii cunuga 14-jirka ahaa ee ladilay 2023 oo looxukumay lacag faquuq ah. -Raysalwasaaraha oo sheegay in lasamayndoono gole dhowra xuquuqda dumarka. -Ey-da oo dhaawacyo badan gaysata sanadwalba.

28 Jan 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Qarax ka dhacay iridda jaranjaro dhisme ku yaal Västerås Degmooyin badan oo doonaya soo galooti horleh Sahlgrenska oo si weyn u dhimay safafka sugitaanka qalliinka

27 Jan 2min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
aftenpodden-usa
forklart
stopp-verden
i-retten
lydartikler-fra-aftenposten
popradet
nokon-ma-ga
det-store-bildet
dine-penger-pengeradet
rss-ness
aftenbla-bla
hanna-de-heldige
rss-gukild-johaug
e24-podden
fotballpodden-2
frokostshowet-pa-p5
rss-dannet-uten-piano
grasoner-den-nye-kalde-krigen