Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Waxaa hoos u sii dhaceeysa da'da dhallinyarada doonta iney isaga baxaan kooxaha dembiyada isku baheeysta. Saddex wiil oo 15-jirro ah oo boliisku ogaadey iney gacan ka geeysteen rabshadihii ka dhacay horraantii bishii sebteember xaafadda Rosengård oo uu ka dhacayay bannaanbax kitaab lagu gubayey. Dhaqaalexumidda dalka ka jirta oo sii adkaan doonta sannadka foodda innagu soo haya, sida uu saadaaliyay machadka culuunta is-rogrogga dhaqaalaka ee loo soo gaabiyo KI.

Episoder(1000)

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Xukuumadda oo kordhinaysa waajibaadka rayidka. Dhiig yari weyn oo ka jirta gobalka Västra Götaland. Hal qof ayaa la codsaday in rummaanka la dhigo

8 Des 20252min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Xukuumada iyo SD oo raba in dhalashada lalanoqon karo. Bogag badan oo khalkhal galay maanta. Qarax xoogan oo ka dhacay magaalada Göteborg.

5 Des 20251min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Sicir-bararka oo hoos udhacay bishii November . Xukuumadda Sweden oo rabta in loo soo gudbiyo dadka hantida ku leh waddanka dibadiisa. Lammaane 70-jirro ah oo laga dhacay lacag dhan 1 milyan.

4 Des 20251min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Hargabka shimbaraha oo ka jira koonfurta Sweden. Nin kun sim-kaardh u diwaangashanaayeen oo la dacweeyay. Nin laaluush ku qaadan jirey hubinta gawaarida oo dacwad lagu soo oogey.

3 Des 20252min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Codbixiyeyaasha oo muhiim u arka daryeelka caafimaadka doorashada soo socota.Nin weerar in uu ku qaado rabay Eurovision 2020 oo waxbarashada laga joojin rabo.Nin sa...

1 Des 20251min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Boostada oo qabata daroogo badan.lafo badan oo ku jajabey sibiibaxasho.Bannaanbixii Salem oo dib u soo noolaanaya.

1 Des 20253min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Labadii qof ee loo qabtay qaraxii Norrköping oo la iskafasaxay. Shirkado badan oo waxaa jira been abuur ah oo dadka lacag horumaris ah ka dalbada. Maxkamadaha oo hanjaabado badan loo diray.

28 Nov 20251min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Booliska gobolka galbeed oo qabtay lacag kaash ah badan. Tubaakada oo aad loo isticmaalo Silbasho imaan karta habeenka jimcaha soo galayo

27 Nov 20251min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
aftenpodden-usa
i-retten
forklart
popradet
stopp-verden
lydartikler-fra-aftenposten
det-store-bildet
fotballpodden-2
dine-penger-pengeradet
rss-gukild-johaug
nokon-ma-ga
hanna-de-heldige
rss-ness
aftenbla-bla
e24-podden
frokostshowet-pa-p5
rss-dannet-uten-piano
rss-penger-polser-og-politikk