Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Dhallinyaro ka socota Visby oo ku guuleysatay koobka Adduunka. Xadka xatooyada fudud oo la kordhiyey. Xisbiga Liberal-ka oo doonaya in la mamnuuco xadgudubka ceejada galmada.

Episoder(1000)

Wararka maanta iyo Raadiyo Sweden

Wararka maanta iyo Raadiyo Sweden

Qof ayaa ku geeriyooday, halka uu of kalena uu ka soo gaaray dhaawac halis ah toogasho shalay ka dhacday xaafadda Saltskog ee degmada Södertälje. Waddanka Ruushka ayaa dalbaday in uu xogogaal u noqdo ...

7 Okt 20223min

Wararka maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xeer ilaaliyaha ayaa go'aan ku gaaray in laga qaado xanibaadda agagaarka Nordstream 1 iyo 2 ee badda Östersjön. Nin deggan magaalada Gävle ayey maxkamadi xukuntay k...

6 Okt 20223min

Wararka maanta iyo Raadiyaha Sweden

Wararka maanta iyo Raadiyaha Sweden

323 bukaan oo u xanuunsan covid-19 ayaa lagu daweeyneyaa cisbitaallo ku yaala gobolka Istockholm, tiradas ayaa ah mid sii kordheysa. Qiimaha korontada ayaa aad hoos ugu sii dhacaya waddanka oo dhan. ...

5 Okt 20223min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Hayadda tamarta oo bilaabeeysa olole bulshada lagu dhiirigelineyo inay yareeyaan isticmaalka korontada. Wax soo saarka Iswiidhen ee sannadka 2023 oo uu Danke Bank s...

4 Okt 20222min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Mid ka mid ah saddexdii nin ee sannadkii 1999 loo xukumey iney dil toogasho ah ugu geeysteen saraakiil boliis ah agagaarka degmada Malexander ayaa xabsiga laga soo ...

3 Okt 20225min

Wararka maata ee Radiyaha I swiidhen

Wararka maata ee Radiyaha I swiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Iswiidhen ayaa mar kale furayasa u dhoofinta agabka ciidamada dalka Turkiga.Xisbiga Sverigedemokraterna oo markii hore aan haba yaraatee wax kuraas ah lahayn hoggaa...

30 Sep 20223min

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Degmada Karlskoga ayaa noqotay mid ka mid ah degmooyinkii dalka ugu horreeyey ee ku casunta shaqaalaheeda mushaarkooda 100-kiiba boqol marka uu waalidku galo fasaxa...

29 Sep 20224min

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ka dib dhacdadii ka dhacday tareenada dhulka hoostiisa mara ee magaaladda Stockholm ee xagaagan, markii nin ku dhintay howlgal ay sameeyeen koox waaridyeyeaal ah /i...

28 Sep 20223min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
stopp-verden
i-retten
forklart
aftenpodden-usa
popradet
det-store-bildet
nokon-ma-ga
dine-penger-pengeradet
lydartikler-fra-aftenposten
rss-ness
fotballpodden-2
rss-gukild-johaug
aftenbla-bla
hanna-de-heldige
e24-podden
frokostshowet-pa-p5
rss-penger-polser-og-politikk
grasoner-den-nye-kalde-krigen