Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Dhallinyaro ka socota Visby oo ku guuleysatay koobka Adduunka. Xadka xatooyada fudud oo la kordhiyey. Xisbiga Liberal-ka oo doonaya in la mamnuuco xadgudubka ceejada galmada.

Episoder(1000)

Wararka maanta ee Sweden

Wararka maanta ee Sweden

Wakiilka cadaaladda oo dhaleeceeyn u soo jeediyay heyadda xafiiska shaqada. Guri ku yaalla Västerås oo qarax lala beegsaday. Dhallaan iyo qaangaar si sharci darro ah khasab loogu daryeello.

28 Mai 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Wiil Iswiidhish ah oo rummaanka loo dhigay dil ka dhacay Denmark. Dugsi madax-bannaan oo takooray ilmo baahiyaha gaarka ah qaba. Lacagaha lagu helo haraaga gawaarida duugga ah oo la kordhiyay.

27 Mai 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Nin iskuday dil sameeyay oo laqabtay -toddoba qofna dhaawacay. Saraynta adeega Swishka oo la iswaydiinayo kadib khalkhalkii ku yimid. Shirkada gawaarida ee Volvo ayaa shaqaale dhimis weyn samaynaysa -...

26 Mai 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Booliska oo maanta gelinkii hore nin ku toogtay magaalada Uppsala. Tagsiilihii saddex qof ku jiiray magaalada Malmö talaadadii oo la sii daayay. 160 ardey oo iskuul ka dhigan jiray Haninge ayay dhici ...

23 Mai 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Wiil 18 jir oo la codsaday in ruumaanka loo dhigo togashadii Örebro. Hay'adda SMHI oo soo saartay digniin ku saabsan baraf. Shimbir ka duushay Iswiidhen oo lagutuhmey basaasnimo dalka Itoobiya.

22 Mai 20253min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Haweeney dacwad lagu oogay kadib markii ay xad-gudub ku sameeysay carruur. Hal qof ayaa ku dhaawacmay qarax ka dhacay guri ku yaalla magalaada Örebro. Nin muqaal ka duubay haweeney balakoon iska soo t...

21 Mai 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Heerka faxalka ubaxa ee pollen oo wali aad ugu sarreeyaa Stockholm. Kitaabka Qur'aanka oo la qorsheeynaayo in lagu gubo magaalada Jönköping. Nin bishii maarso gubay masjidka Uddevalla oo dacwad lagu s...

20 Mai 20251min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Maxkamadda racfaanka ayaa beddeshay xukunkii hore ee arrinkii Murhaf hamid. Toban shirkadood ayaa laga yaabaa in lagu khasbo inay bixiyaan ganaax dhan 22 milyan oo karoon. Qof ayaa geeriyooday kaddib ...

19 Mai 20252min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
stopp-verden
i-retten
forklart
aftenpodden-usa
popradet
det-store-bildet
nokon-ma-ga
dine-penger-pengeradet
lydartikler-fra-aftenposten
rss-ness
fotballpodden-2
rss-gukild-johaug
aftenbla-bla
hanna-de-heldige
e24-podden
frokostshowet-pa-p5
rss-penger-polser-og-politikk
grasoner-den-nye-kalde-krigen