Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Dhallinyaro ka socota Visby oo ku guuleysatay koobka Adduunka. Xadka xatooyada fudud oo la kordhiyey. Xisbiga Liberal-ka oo doonaya in la mamnuuco xadgudubka ceejada galmada.

Episoder(1000)

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Nin maanta lagu xukumay sagaal sano iyo bar xarig ah. Shaqa ka fariisiga ka dhici doona dareewallada tareemmada dalka Jarmalka. Hoos ayaa loo dhigay dacwad laaluush ahayd oo lagu soo oogay siyaariyiin...

10 Jan 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Dugsiga Smedhagsskolan oo ku yaalla xaafadda Hässelby ayey dhallaanku waxbarashada bilaabaan sagaalka subaxnimo afar maalmood asbuucii, waana arrin socday muddo toban sannadood ah. Waana mid caafimaad...

9 Jan 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Shirkadda tareemmada ee SJ ayaa maanta 16 tareen xayirtay. Toddobaadkii ina dhaafay ayay hawada nawaaxiga Kvikkjokk oo dhacda Lappland ay hawadu ahayd 43,6 qabow ah. Hase yeeshee ay maanta hawadii qab...

8 Jan 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Ka hor inta lagaarin maalinta Jimcaha ayaa qiimaha korontadu si weyn kor ugu kici doonaa. Xaaladda waddooyinka ayaa dalka intiisa badan ah mid dhib badan. Qiimaha batroolka iyo naaftada ayaa kor loo q...

4 Jan 20241min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Habeenkii Arbacada soo galaysay ayaa ahaa habeenkii ugu qaboowga badnaa dalka Iswiidhen muddo 25 sanno ah. Caabuqa hargabka ayaa u muuqda mid ku sii badanaya magaalooyin dhowr ah, halka uu Covid-19 u ...

3 Jan 20241min

Wararka maanta ee Raadiya Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiya Iswiidhen

Tirada shirkadaha oo sannadkii hore kaceen ayaa ahayd tii ugu badnayd tan iyo xiisaddii dhaqaale ee sagaashamaadkii. Waxaa mar kale shil kale ka dhacay goob shaqo oo uu ku geeriyooday qof shaqaale ah....

2 Jan 20241min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Hilib badan oo nooca kebaabka loo yaqaan ama xaleefka ayaa laga ogaadey shirkad jumlad wax uu iibisa gobolka Dalarna inuu ku jiro hilib faras. Khilaaf ka dhex aloosmey kooxaha gaangiska ah ayaa wuxuu ...

29 Des 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Roobab iyo baraf is wata ayaa ka dhigaya mid ku adag isu socodka gaadidka qaybo badan oo Iswiidhan ka tirsan. Waddammada Bulgaariya iyo Rumeeniya ooqeyb ka noqoneya heshiiska xududuudda furan ee EU wa...

28 Des 20232min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
aftenpodden-usa
forklart
popradet
stopp-verden
i-retten
det-store-bildet
lydartikler-fra-aftenposten
fotballpodden-2
dine-penger-pengeradet
rss-gukild-johaug
nokon-ma-ga
rss-ness
aftenbla-bla
hanna-de-heldige
e24-podden
frokostshowet-pa-p5
rss-penger-polser-og-politikk
rss-dannet-uten-piano