Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Qiimaha kafeega oo la filayo inuu hoos u dhaco, Canshuur celinta ee warqad ahaanta oo ay tahay in kama dambeys lagu rido santuuqa maalinta Arbacada. Gabdho 20 meeyo jiro ah oo xabsi lagu xukumay.

Det här avsnittet är hämtat från ett öppet RSS-flöde och publiceras inte av Podme. Det kan innehålla reklam.

Avsnitt(500)

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Aabbe lagu xukumay isku day dil oo ka dhan ah wiilkiisa 11 jirka ah Nin meyd ah oo laga helay hoosta balakoon ku yaalla Rinkeby Meyd guri laga helay bil kadib

23 Juli 0s

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Sharci cusub oo ku saabsan cunfiga nafsiga ah Waalidiin lagu soo oogay dacwad jirdil Buuggii qoraallada ayaa la waayay

22 Juli 0s

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Xukuumada oo baaraysa sidii lacagta ardayda waxbarashada ku jirta ee shaqaysta loo kordhin lahaa Kuleyl ka oo sii yaranaya Waalidiin badan oo diiday in ilmaha siiyaan fiitamiin K-ga

21 Juli 0s

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

- Wiil 15 jir ah ayaa la xukumay - Ilmo ayaa ku dhintay xarun umulinta dabiiciga - Xukuumada ayaa rabta in baaritaan lagu sameeyo dhaqanka

20 Juli 0s

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Nin sawirro ka qaaday goob amni oo la xiray. Maxkamadda Racfaanka oo meelmarisay xukun hore loogu riday 2 nin oo loo heeysto dil ka dhacay xaafadda Biskopsgården. Buundada Öresund oo xirnaan doonta sa...

17 Juli 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Xukummadda oo dooneysa inay caawiso waalidka heysta carruur xannuunsan Shiinaha oo aragti wanaagsan laga qabo marka lala barbardhigo Mareykanka Kooxaha dambiyada abaabulan ee Isbeyn.

16 Juli 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Ciladda Taxi Stockholm oo dhamaatay Farmashiyeyaal xiran xagaagan Koror ku yimid iibka dharka iyo kabaha

15 Juli 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Kulayl ku soo wajahan goobo dhowr ah Mukhaadaraad badan oo la qabtay Xisbiyo badan oo doorashada iska diiwaan-geliyey

14 Juli 2min

Populärt inom Politik & nyheter

svenska-fall
p3-krim
aftonbladet-daily
aftonbladet-krim
rss-krimstad
flashback-forever
rss-sanning-konsekvens
tv4-nyheterna-story
rss-krimreportrarna
motiv
rss-frandfors-horna
mannen-utan-spar
rss-vad-fan-hande
de-fyras-gang
rss-flodet
spar
politiken
rss-aftonbladet-krim
olyckan-inifran
grans