Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Haweeney dacwo loogu soo oogay mindi ay ku weeratay haweeney kale oo tirsan adeegga guriga ee hemtjänt-tiga. Dhakhtar ku adkaystay in nin qaba autism uu salaamo. Tareennada oo ku yimaada wakhtigii loogu talagalay.

Det här avsnittet är hämtat från ett öppet RSS-flöde och publiceras inte av Podme. Det kan innehålla reklam.

Avsnitt(500)

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Nin sawirro ka qaaday goob amni oo la xiray. Maxkamadda Racfaanka oo meelmarisay xukun hore loogu riday 2 nin oo loo heeysto dil ka dhacay xaafadda Biskopsgården. Buundada Öresund oo xirnaan doonta sa...

17 Juli 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Xukummadda oo dooneysa inay caawiso waalidka heysta carruur xannuunsan Shiinaha oo aragti wanaagsan laga qabo marka lala barbardhigo Mareykanka Kooxaha dambiyada abaabulan ee Isbeyn.

16 Juli 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Ciladda Taxi Stockholm oo dhamaatay Farmashiyeyaal xiran xagaagan Koror ku yimid iibka dharka iyo kabaha

15 Juli 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Kulayl ku soo wajahan goobo dhowr ah Mukhaadaraad badan oo la qabtay Xisbiyo badan oo doorashada iska diiwaan-geliyey

14 Juli 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Dab ka kacay keyn ku taal koonfurta dalka Siddeed qof oo ku geeriyooday biyo ay ku qarraqmeen bishii Juun Aabbe qoys martigeliya oo kufsi lagu tuhunsan yahay

13 Juli 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Helitaanka shaqada oo u sahlan imminka saraakiisha ciidamada Shaqaale miro -gureyaal ahoo loo oggolaaday shaqada Iswiidhen Nin ku jira dada 20-meeyada oo ka soo jeeda Malmö ayaa lagu soo oogay dacwad ...

10 Juli 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Sharciyada oggolaanshaha shaqada BUP oo la shaqaynaysa xabsiyada rumaanka Dilkii Uppsala oo keenay in nin romaanka la dhigo

9 Juli 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

In ka badan tobankii arday dugsi sare mid ka mid ah ayaa laga joojiyay lacagta waxbarashada Saddexdii qof hal qof oo keliya ayaa ku baasa laysinka isku dayga koowaad Digniin: Gabdho dhallinyaro ah aya...

8 Juli 3min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
svenska-fall
p3-krim
rss-krimstad
tv4-nyheterna-story
aftonbladet-daily
flashback-forever
de-fyras-gang
rss-sanning-konsekvens
motiv
mannen-utan-spar
rss-vad-fan-hande
rss-krimreportrarna
rss-frandfors-horna
spar
rss-flodet
rss-aftonbladet-krim
politiken
olyckan-inifran
krimmagasinet