
Wararka maanya iyo Iswiidhen
Xisbiga SD oo doonayo in la adkeeyo joogista xildhibaanada ka gadooda xisbiyadooda ee baarlamanka. Xisbiga V oo soo jeediyay hindise aqalada la dego iyo nin loo heystay dambi dil oo maxkamadda Gävle s...
17 Juni 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen
Shantii arday ee dhigta fasalka 4aad oo mid ka mid ah aannu laheyn fahamka aasaasiga ah ee akhriska. Baarlamnka oo isniintii shalay u codeeyey xeer lagu magacaabo Vandel. Nin kooxaha Gangiska ka mid a...
16 Juni 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen
Dhimistii canshuurta cuntada ee hirgashay 1-dii Abriil oo saameyn yeelatay. Wiil dayar oo dhammaadkii sannadkii hore gacanta looga jaray mindi baangad ah. Nin 34 jir ah oo lagu soo oogay dacwad la xir...
15 Juni 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen
Tobannaan xarumo hoy oo loogu talagalay dhallinyarada oo la xiray. Duuliye SAS ah oo kokain dhiiggiisa ku jiray oo la xukumay. 118 qof ayaa helay taageerada dib u laabashada ilaa iyo hadda.
12 Juni 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen
Sicir-bararka ayaa kordhay. Shaqo laaanta oo sii yaraanaysa. Kiisaska kansarka xiidmaha oo si hore loo ogaado oo kordhey.
11 Juni 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen
Dhaqaalaha Sweden ayaa si lama filaan ah u koray bishii Abriil Gabar yar ayaa la weydiinayaa suaalo ku saabsan muuqaal dil toogasho ah Carruur badan ayaa qashin ururiyay
10 Juni 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen
Shirkadaha waaweyn oo la filayo iney sare u qaadaan qiimaha qarashaadkooda dagaalka Iran awgii. Ceneterpartiet oo aan taageeri doonin Kristersson inuu noqdo raiisul wasaare. 2 nin oo lagu xukumay xabs...
9 Juni 2min




















