Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Labo wiil ayaa la xiray todobaadkii dhamaadkiisa kadib markii looga shakiyay inay ku lug lahaayeen dil aabbe loogu geystay xaafadda Skärholmen. Nin 60-meeyo jir ah ayaa lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee Arlanda, isagoo boorsadiisa ku dhex wata dahab. Soogalootiga ka imanaya bariga Danmark ee soo gaaraya gobolka Skåne waa kii ugu badnaa muddo toban sano ah.

Avsnitt(500)

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Socialdemokrate-ka oo dalbanaya in ay xukuumadu qorshe hawleedka AI soo bandhigto. Lacag badan oo hey`ada hawlgabku soo celiso. Kansarka haddii si degdeg ah loo daaweeyo dad badan baa badbaadi kara.

1 Apr 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Xukuumadda oo miisaaniyadda guga ku dareysa 250 milyan si dhallinyarada loogu helo shaqo xagaaga. Sannadkii hore waxaa kordhay qabashada kastamka ee boqoshaada loo arko maandooriye. Bangiyada oo kor u...

31 Mars 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Nin 60 meeyo jir lagu soo oogay dacwad culus oo ku saabsan ka ganacsi galmo. Dugsiga sare ee Kristinegymnasiet ee Falun oo waxyeelo soo gaartay. Iyo cadaadis hawo oo hooseeya oo ku soo wajahan Sweden.

30 Mars 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Habeenka Sabtida iyo Axadda u dhexeeya saacadda ayaa saacadda la beddelayaa Howl-gal iibsi galmo oo la fuliyey 19 jir xukun lagu sii adkeeyey

27 Mars 1min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Gabdho dayar oo lagu tuhunsan yahay toogasho kala duwan oo Sweden ka dhacday. Centerpartiet oo soo jeedisay qorshe cusub oo fududeynaya helida jinsiyadda Sweden. Nin 40 meeyo jir ah oo horey kufsi loo...

26 Mars 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

SEB oo dulsaarka guryaha kordhinaya. Dagaalka Iiraan oo hoos u dhigaya dhaqaalaha. Haweeney xabsi loo dhaadhiciyey.

25 Mars 1min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Madaxii hore ee maaliyadda gobolka Västerbotten oo xabsi la dhigay. 16 jir qirtay dil ka dhacay banaanka masjid ku yaalla Örebro. Nin lagu dhaawacay toogasho ka dhacday Solna.

24 Mars 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Aaga loo yaqano Diplomatstaden ee ku taalla Östermalm oo noqon doonto Aaag amni. Farqi boqolaal karoon ah oo u dhaxeeya bangiyada kala duwan ee qidmada ka qaada macaamiishooda.

23 Mars 2min

Populärt inom Politik & nyheter

svenska-fall
aftonbladet-krim
p3-krim
rss-krimstad
fordomspodden
spar
flashback-forever
rss-sanning-konsekvens
aftonbladet-daily
motiv
rss-krimreportrarna
rss-aftonbladet-krim
rss-vad-fan-hande
rss-flodet
rss-klubbland-en-podd-mest-om-frolunda
krimmagasinet
rss-frandfors-horna
politiken
grans
olyckan-inifran