Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Booliska mandiqaddaha waqooyiga Iswiidhen oo qariiradayn ku samayn doona raga rabshadaha ka dhanka ah dumarka sameeya. Qareen ka hawlgala Malmö oo xukun lagu ridey. Booliska oo ka digaya nooc cusub oo lagu xadayo xogta dadka.

Avsnitt(500)

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Henrik Landerholm,la taliyaha ammaanka qaran oo is casilay. Dhamaadkii todobaadka, ayey lix falal oo rabshado wataa gilgileen Stockholm.Hay’adda Kronofogden oo deey...

27 Jan 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

4 qof oo loo qabtay dambiga lacag dhaqidda. Shil shaqo oo ka dhacay Volvo. Xukunka wiilkii lagu helay dambi dil oo la adkeeyey.

24 Jan 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Boostada oo daroogo badan laga helo. Rugo caafimaad oo cillado loo xiray. Kafeega oo qiimihii ugu sareeyey 50 sano gaaray.

23 Jan 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Afar qof ayooaa lagu xukumay xabsi daa'in kadib laba toogasho oo la gaystay. Shirkadda warbaahinta Schibsted oo dhimaysa shaqaale. Masraxa Kungliga Operan oo la dayactirayo.

22 Jan 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Labo qarax oo dhacay xalay. Magacyada ugu caansan ee carruurta loogu bixiyey sannadkii hore. Nin ayaa lagu soo oogay dacwad ah inuu toogtay deriskiisa.

21 Jan 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Muwaadin Iswiidhish ah oo looga shakisan yahay dambi argagixiso. Degmada Botkyrka oo aan dooneyn inay dib u bixiso deeqda dowladda. Iswiidhishka oo dayaca erayada sirta internetka.

20 Jan 20253min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Qiimaha cuntada ayaanan sidii hore u kordhaynin, sahanka qiimaha sannadlaha ah oo uu sameeyay ururrka hawlgabka qaranka-PRO ayaa sidaa muujinaya. Tan iyo bilawgii sanadkan, ayaa la mamnuucay in la ist...

17 Jan 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Booqashada madxafyada dalka oo kor u kacday sannadkii hore. Sannadkii hore ayuu adeegga kastamku joojiyay qashinka khatarta ah ama haraaga wasakhda ee loodhoofiyo waddammo ka baxsan qaaradda Yurub. In...

16 Jan 20252min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
svenska-fall
p3-krim
flashback-forever
blenda-2
rss-krimstad
rss-sanning-konsekvens
aftonbladet-daily
motiv
politiken
spar
rss-flodet
rss-krimreportrarna
rss-vad-fan-hande
svd-ledarredaktionen
olyckan-inifran
rss-frandfors-horna
dagens-eko
rss-aftonbladet-krim
grans