Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Kooxda kubbadda cagta Malmö FF ee ragga ayaa todobaadkan ku guuleystey koobka Sweden. Dembiilayaasha ayaa lacag ka sameeya ama ka hela iyagoo ku iibinaya warqado lacag ah oo been abuur ah baraha bulshada. Xukuumadda ayaa doonaysaa in dad badan, oo aan haysan dhalashada Iswidhishka, ee dembiyo lagu xukumo dalka laga masaafuriyo. Booliiska ayaa fasax u siiyay in bartamaha magaalada Malmö lagu gubo kitaabka Qur'aanka maalinta berito ah.

Populärt inom Politik & nyheter

svenska-fall
p3-krim
rss-krimstad
fordomspodden
aftonbladet-krim
spar
flashback-forever
rss-vad-fan-hande
aftonbladet-daily
rss-krimreportrarna
motiv
rss-sanning-konsekvens
politiken
rss-aftonbladet-krim
rss-klubbland-en-podd-mest-om-frolunda
rss-frandfors-horna
krimmagasinet
rss-flodet
olyckan-inifran
dagens-eko