Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Maxkamadda racfaanka ayaa adkeeysay xukunno horey loogu ridey afar qof. Shaashadda Tiktok ayaa xirtay bogaggii sirta ahaa ee xisbiga Sverigedemokraterna uu ku lahaa. Waddammo dhowr ah ayaa casriyeeyneya keydadkooda hubka nukliyeerka, sida ku cad warbixinta machadka iswiidhishka ee baarista nabadda ee loo soo gaabiyo Sipri.

Avsnitt(500)

Populärt inom Politik & nyheter

svenska-fall
p3-krim
aftonbladet-krim
flashback-forever
rss-krimstad
rss-sanning-konsekvens
spar
rss-vad-fan-hande
motiv
aftonbladet-daily
rss-krimreportrarna
rss-flodet
olyckan-inifran
grans
rss-frandfors-horna
politiken
blenda-2
dagens-eko
krimmagasinet
rss-aftonbladet-krim