maanta iyo wararkii ugu dambeeyey ee raadiyaha Iswiidhen

maanta iyo wararkii ugu dambeeyey ee raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Ra'iisul wasaaraha Iswiidhen Ulf Kristersson oo mar kale ku celiyay digniinta ah in aan loo safrin Lubnaan.

KooxdaTaalibaan oo jaray xiriirkii ay la lahaayeen dhowr safaaradood oo ay caalamka ku lahaayeen, eyna ku jirto safaaradda uu dalkaasi ku leeyahay Stockholm.

Toddobo qof oo u dhaqdhaqaaqa cimilada oo xabsiga loo taxaabay ka dib markii ay isku dayeen inay ka hortagaan goob macdanta laga qodo oo ku taalla Grimsås ee degmeda Tranemo.

Avsnitt(500)

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Socialdemokrate-ka oo dalbanaya in ay xukuumadu qorshe hawleedka AI soo bandhigto. Lacag badan oo hey`ada hawlgabku soo celiso. Kansarka haddii si degdeg ah loo daaweeyo dad badan baa badbaadi kara.

1 Apr 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Xukuumadda oo miisaaniyadda guga ku dareysa 250 milyan si dhallinyarada loogu helo shaqo xagaaga. Sannadkii hore waxaa kordhay qabashada kastamka ee boqoshaada loo arko maandooriye. Bangiyada oo kor u...

31 Mars 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Nin 60 meeyo jir lagu soo oogay dacwad culus oo ku saabsan ka ganacsi galmo. Dugsiga sare ee Kristinegymnasiet ee Falun oo waxyeelo soo gaartay. Iyo cadaadis hawo oo hooseeya oo ku soo wajahan Sweden.

30 Mars 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Habeenka Sabtida iyo Axadda u dhexeeya saacadda ayaa saacadda la beddelayaa Howl-gal iibsi galmo oo la fuliyey 19 jir xukun lagu sii adkeeyey

27 Mars 1min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Gabdho dayar oo lagu tuhunsan yahay toogasho kala duwan oo Sweden ka dhacday. Centerpartiet oo soo jeedisay qorshe cusub oo fududeynaya helida jinsiyadda Sweden. Nin 40 meeyo jir ah oo horey kufsi loo...

26 Mars 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

SEB oo dulsaarka guryaha kordhinaya. Dagaalka Iiraan oo hoos u dhigaya dhaqaalaha. Haweeney xabsi loo dhaadhiciyey.

25 Mars 1min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Madaxii hore ee maaliyadda gobolka Västerbotten oo xabsi la dhigay. 16 jir qirtay dil ka dhacay banaanka masjid ku yaalla Örebro. Nin lagu dhaawacay toogasho ka dhacday Solna.

24 Mars 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Aaga loo yaqano Diplomatstaden ee ku taalla Östermalm oo noqon doonto Aaag amni. Farqi boqolaal karoon ah oo u dhaxeeya bangiyada kala duwan ee qidmada ka qaada macaamiishooda.

23 Mars 2min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
svenska-fall
rss-krimstad
p3-krim
flashback-forever
politiken
rss-sanning-konsekvens
aftonbladet-daily
blenda-2
spar
rss-vad-fan-hande
rss-krimreportrarna
motiv
rss-frandfors-horna
rss-flodet
svd-ledarredaktionen
rss-aftonbladet-krim
dagens-eko
olyckan-inifran
spotlight