Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Boliiska ayaanay hadda u muuqan xiriir cad oo ka dhexeeya saddex qof oo ku geeriyoodey magaalada Skelleftå, kuwaasi oo ka wada shaqeeyn jirey warshadda Northvolt. Nin 35-meeyo jir ah ayaa lagu soo oogey dacwad ka dhan oo la xiriirta isku day dil. Magaalada Inka oo dhacda nawaaxiga Machu Picchu, dalka Peru ee koonfurta Ameerika ayaa ugu sarreeysa liiska goobaha ey jeclaan lahaayeen iswiidhishku iney booqdaan.

Avsnitt(500)

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Nin 60 meejo jir lagu soo oogay dacwad culus oo ku saabsan ka ganacsi galmo. Dugsiga sare ee Kristinegymnasiet ee Falun oo waxyeelo soo gaartay. Iyo cadaadis hawo oo hooseeya oo ku soo wajahan Sweden.

30 Mars 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Habeenka Sabtida iyo Axadda u dhexeeya saacadda ayaa saacadda la beddelayaa Howl-gal iibsi galmo oo la fuliyey 19 jir xukun lagu sii adkeeyey

27 Mars 1min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Gabdho dayar oo lagu tuhunsan yahay toogasho kala duwan oo Sweden ka dhacday. Centerpartiet oo soo jeedisay qorshe cusub oo fududeynaya helida jinsiyadda Sweden. Nin 40 meeyo jir ah oo horey kufsi loo...

26 Mars 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

SEB oo dulsaarka guryaha kordhinaya. Dagaalka Iiraan oo hoos u dhigaya dhaqaalaha. Haweeney xabsi loo dhaadhiciyey.

25 Mars 1min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Madaxii hore ee maaliyadda gobolka Västerbotten oo xabsi la dhigay. 16 jir qirtay dil ka dhacay banaanka masjid ku yaalla Örebro. Nin lagu dhaawacay toogasho ka dhacday Solna.

24 Mars 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Aaga loo yaqano Diplomatstaden ee ku taalla Östermalm oo noqon doonto Aaag amni. Farqi boqolaal karoon ah oo u dhaxeeya bangiyada kala duwan ee qidmada ka qaada macaamiishooda.

23 Mars 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Suuqa saamiyada Stockholm oo kor u kaca marna hoos u dhaca. Baadari lagu soo oogay dacwad ku saabsan muuqaallo galmo oo carruurta ah.

20 Mars 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Bankiga dhexe oo dulsaarka waxba ka badelin. Baarlamaanka oo kulan gaar ah yeelanaya xagaaga. Haweeney Iswiidhish oo ku dhaawacantay Imaaraadka.

19 Mars 2min

Populärt inom Politik & nyheter

svenska-fall
p3-krim
rss-krimstad
fordomspodden
aftonbladet-krim
spar
flashback-forever
rss-sanning-konsekvens
aftonbladet-daily
rss-vad-fan-hande
motiv
rss-krimreportrarna
politiken
rss-klubbland-en-podd-mest-om-frolunda
rss-frandfors-horna
rss-aftonbladet-krim
krimmagasinet
dagens-eko
rss-flodet
blenda-2