Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Ka dib hoos u dhisgistii shalay dulsaarka hagidda ee Bangiga Qaranka ey hadda dhowr bangi dhimeyaan ribada deeymaha guryaha. Nin 35-meeyo jir ah ayaa lagu soo eedeeyey tuhun la xiriira afar kiis oo isku day dil ah ee magalaada Västerås. Ilmaha Iswiidhen ku dhaqan ayaa ku riyooda iney noqdaan aqoon yahan cilmiga caafimaadka xoolaha, youtuber, boliis, iyo khabiir jardiinooyinka la beerto. Khiyaanoole isku dayay inuu dhaco islaan sagaashameeyo jir ah ayaa gacanta lagu dhigay degmada Huddinge.

Avsnitt(500)

Populärt inom Politik & nyheter

svenska-fall
aftonbladet-krim
p3-krim
rss-krimstad
flashback-forever
politiken
blenda-2
aftonbladet-daily
rss-sanning-konsekvens
spar
rss-vad-fan-hande
motiv
dagens-eko
grans
svd-ledarredaktionen
rss-krimreportrarna
olyckan-inifran
spotlight
rss-frandfors-horna
rss-aftonbladet-krim