Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Qof ayaa loo qabtay tuhun inuu gacan ka geeystay dilkii laba muwaadin oo Ingiriis ah. Dhaqaalaha wax soo saarka Sweden BNP, ayaa hoos u dhacay 0,3 boqolkii rubicii bilaha sannadka ee labaad, (abriil-juun) marka loo barbardhigo rubicii ka horreeyay (janaayo-maarso). Haweenka ayaa uga badan iney tagaan dhakhtarka ilkaha marka loo barbardhigo ragga. Magaalooyinka Sweden ee Uppsala, Umeå iyo magaalada Faro ee dalka Portugal ayaa ah magaalooyinka Yurub kuwooda ugu hawada nadiifsan.

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
svenska-fall
p3-krim
fordomspodden
rss-expressen-dok
rss-krimstad
flashback-forever
rss-sanning-konsekvens
motiv
aftonbladet-daily
rss-vad-fan-hande
spar
rss-krimreportrarna
grans
blenda-2
rss-frandfors-horna
rss-flodet
olyckan-inifran
krimmagasinet
dagens-eko