Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Qof ayaa la qabtay loona xiray isaga oo looga shakisan yahay dambi argagixiso oo ka dhacay Iswiidhen maalinta Arbacadii. Xisbiga Socialdemokraterna ayaa taageeray soo jeedinta ah in carruurta da'doodu ka yar tahay 15 sano awood loo yeelan karo in la dhageysto taleefoonnada inta lagu jiro dembi baarista. Sarkaal hore oo ka tirsanaan jiray qeeybta baasaboorada ee hay'adda booliska Iswiidhen ayaa lagu soo oogay dacwad.

Avsnitt(500)

Populärt inom Politik & nyheter

svenska-fall
aftonbladet-krim
p3-krim
rss-krimstad
flashback-forever
blenda-2
rss-sanning-konsekvens
politiken
aftonbladet-daily
rss-vad-fan-hande
rss-krimreportrarna
motiv
spar
grans
rss-frandfors-horna
rss-flodet
svd-ledarredaktionen
dagens-eko
olyckan-inifran
rss-aftonbladet-krim