Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wiil aan weli qaangaarin ayaa lagu ridey xukun xabsi daa'in ah in uu dil geeystay, markuu xabsiga dhammeeystana dalka laga masaafuriyo. Xukuumadda ayaa u saartay guddi masiibo shirkadda Northvolt, middaasi na oo ka dambeeysay shaqaalaha badan ee lagu wargeliyey in shaqada laga fariisin doono. Maamulka degmada Stockholm ayaa iminkana go'aan ku gaaray inuu joojiyo taageeradii dhaqaale ee ururka Ibn Rushd.

Avsnitt(500)

Populärt inom Politik & nyheter

svenska-fall
aftonbladet-krim
p3-krim
rss-krimstad
flashback-forever
blenda-2
rss-sanning-konsekvens
politiken
aftonbladet-daily
rss-vad-fan-hande
rss-krimreportrarna
motiv
spar
grans
rss-frandfors-horna
rss-flodet
svd-ledarredaktionen
dagens-eko
olyckan-inifran
rss-aftonbladet-krim