Warka maanta iyo Sweden

Warka maanta iyo Sweden

Heyadda SMHI oo ka digtay dabaylo. Botkyrka oo soo rogtay imtixaanka luqaddaee shaqaalaha dugsiyada hoose dhexe. Mowjad cusub oo bartilmaameedsanaysa iney khiyaamaan bukaanka.

Avsnitt(500)

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Nin 20-meeyo jir ah ayaa 12 saacadood la haystay bishii Diseember waxaana loo geystay xadgudub. Caawa ayuu biloowanaya todobaadka Almedal, waa todobaaad oo tusaale ahaan, hogaamiyayaasha xisbiyada iyo...

24 Juni 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Rajo aan wanaagsaney oo laga muujiyey khilaafka u dhexeeya garabyada ururrada shaqaalaha caafimaadka iyo shaqo bixiyeyaasha. Maamulka boliiska Örebro oo u mahadceliyey bulshada. Afar nin oo loo qabtay...

20 Juni 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Xatooyada dukaannada lagu hayo oo kor u kacday boqolkii ba 20, marka loo barbardhigo sannadkii 2021. Ciyaaraha kombiyuutarrada iyo isticmaalka aaladaha bulshada iyo natiijada iskuullada oo hooseeya ay...

19 Juni 20242min

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wiil 16 jir ah oo uu ku dhacay xukun iskuday dil, kadib toogasho nofember 2023 ka dhacday tabakaayo ku taalla Göteborg. Shirkadda jarmalka ee LIdl ayaa doonaysa iney Sweden ka furto boqol dukaan oo c...

18 Juni 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Maxkamadda racfaanka ayaa adkeeysay xukunno horey loogu ridey afar qof. Shaashadda Tiktok ayaa xirtay bogaggii sirta ahaa ee xisbiga Sverigedemokraterna uu ku lahaa. Waddammo dhowr ah ayaa casriyeeyne...

17 Juni 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

dibadaha loo dhoofiyo ee ka yimaada dembiyada abaabulan oo sii kordhaya. Danjire matala dalka Ciraaq oo khamiistii looga yeerey wasaaradda arrimmaha dibadda Swden. Dadka dhiigga yabooga oo tiradoodu h...

14 Juni 20241min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Labo nin oo Swedish ah ayaa la sheegay in lagu xukumay dil dalka Ciraaq. Iskuul ku yaal Malmö ayaa jabiyay sharciga takoorka. Barasaabka gobolka Kronoberg Maria Arnholm ayaa sheegtay in ay xog khaldan...

13 Juni 20242min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Suuqa shaqada ayaa la filayaa inuu sii wiiqmo 2024. Shabakadaha dembiileyaasha Sweden ayaa ah khatarta u ah dunuubtaugu waaweyn ee ka dhaca waqooyiga dalka Norway. Xisbiga Socialdemokraterna ayaa soo ...

12 Juni 20242min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
svenska-fall
p3-krim
rss-krimstad
blenda-2
flashback-forever
rss-sanning-konsekvens
politiken
rss-vad-fan-hande
aftonbladet-daily
motiv
rss-krimreportrarna
spar
grans
svd-ledarredaktionen
rss-frandfors-horna
rss-flodet
dagens-eko
olyckan-inifran
rss-klubbland-en-podd-mest-om-frolunda