Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Booliska ayaa nin ayaa nin ka soo xiray bannaanka guriga ay degan tahay amiiradda Victoria. Nin 40 jir ah oo loo aqoonsaday inuu yahay xubin sare oo ka tirsan shabakada dambiilayaasha ee loogu yeero Foxtrot kaas oo ku xirna dalka Seerbiya ayaa talaadadii gacanta loo soo geliyay Iswiidhen. Afar qof oo dadoodu u dhaxayso 16 ilaa 21 sano ayay boolisku qabteen kadib qaraxii xalay ka dhacay magaalada Malmö.

Avsnitt(500)

Populärt inom Politik & nyheter

svenska-fall
aftonbladet-krim
p3-krim
rss-krimstad
blenda-2
flashback-forever
politiken
rss-vad-fan-hande
rss-krimreportrarna
rss-sanning-konsekvens
aftonbladet-daily
motiv
spar
grans
rss-frandfors-horna
svd-ledarredaktionen
rss-flodet
dagens-eko
olyckan-inifran
krimmagasinet