Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Tirada magangalyo-doonka oo la filayaa inay hoos u dhacdo sanadkan. Masjidka Imam Ali Islamic Center, oo la sheegay in loo adeegsadaa madal sirdoon oo uu leeyahay taliska Iiraan. Suuqa saamiyada Stockholm ayaa hoos u dhacay ka dib hadalkii Trump.

Avsnitt(500)

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Darawal ambalaas oo dhaawac loo geeystay mar la weeraray intii lagu jiray gurmad.Waxa la doonayaa in la soo saaro sharci xadidaayo da'ada lagu iibsan karo cabitaank...

31 Jan 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Maamulka degmada Luleå ayaa dhaleeceyn xooggan kala kulmay hayadda-IVO. Magaalada Göteborg ayuu ku sii kordhayaa faafidda fayraska RS. Afartii xafiis dawladeed oo adeeg lagu bixiyo mid ka mid ah ayaa ...

30 Jan 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Maxaabiista Swedishka ah ayaa loo diri karaa wadamada kale ee EU-da iyo waddmada EES la isku yiraahdo si ay halkaasi xukunkooda ugu dhameystaan. Nin isaga oo sarqaa...

29 Jan 20253min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Laba qof ayaa la xiray ka dib markii qarax ka dhacay guri ku yaalla Stockholm.Gustav Leonhardt iyo kooxdiisa ayaa kaalinta saddexaad ka galay tartanka cunto karinta...

28 Jan 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Henrik Landerholm,la taliyaha ammaanka qaran oo is casilay. Dhamaadkii todobaadka, ayey lix falal oo rabshado wataa gilgileen Stockholm.Hay’adda Kronofogden oo deey...

27 Jan 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

4 qof oo loo qabtay dambiga lacag dhaqidda. Shil shaqo oo ka dhacay Volvo. Xukunka wiilkii lagu helay dambi dil oo la adkeeyey.

24 Jan 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Boostada oo daroogo badan laga helo. Rugo caafimaad oo cillado loo xiray. Kafeega oo qiimihii ugu sareeyey 50 sano gaaray.

23 Jan 20252min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
svenska-fall
p3-krim
flashback-forever
rss-krimstad
rss-sanning-konsekvens
rss-vad-fan-hande
spar
motiv
aftonbladet-daily
rss-flodet
rss-krimreportrarna
olyckan-inifran
rss-frandfors-horna
rss-aftonbladet-krim
svd-ledarredaktionen
dagens-eko
politiken
blenda-2
krimmagasinet