Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Nin 20 jir ah ayaa fiidnimadii Isniinta toogashu lagu dilay xaafadda Alby. Salwan Najem ayaa racfaan ka qaadanaya xukunkii lagu riday. Emil Källström ayaa shegay in uusan doonaynin in uu qabto xilka hogaanka xisbiga Centerpartiet.

Avsnitt(500)

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Dab ayaa ka kacay jaziirada Kos ee dalka Giriiga . Morphine ayaa laga waayay dhowr ambalaas oo ku yaal Sandviken ee degmadda Gävle. Ilmo ayaa ku dhintay isbitaalka jaamacadda ee Uppsala ka dib markii ...

2 Juli 20243min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Kordhinta mushaarka ayaa ka sarraysay sicir-bararka bishii Abriil. Markii ugu horreysay muddo ku dhow laba sano ayaa tirada shirkadaha kacay hoos u dhaceen bishii Juun. Sannadkii siddeedaad oo xariir ...

1 Juli 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Xaalada amaan ee dalka Iswiidhen ayaa wali ah mid halis ah. Afar shirkadood oo kale oo Iswiidhish ah ayaa la sheegay in looga shakisan yahay inay iibiyeen waxyaabaha la isku qurxiyo, kuwaasoo ka kooba...

28 Juni 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Wiil 15 jir ah oo hubaysan isla markaana ku wajahnaa safaarada Israa'iil ayaa la xukumay, maxkamadda degmeda Nacka ayaa sidaa sheegtay. Baska SL ee ka hawl galo Stockholm ayaa lagu rasaaseeyay magaala...

27 Juni 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Mark Rutte, ayaa si rasmi ah loogu doortay inuu noqdo xoghayaha cusub ee NATO. Hay'adda sadaalinta hawada ee magaceeda loo soo gaabiyo SMHI ayaa soo saartay digniin ku saabsan khatar sare ee ah dab in...

26 Juni 20242min

Wararka maanta ee Raadiyah Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyah Iswiidhen

Qiimaha cunnada ayaa ah mid si aad ah u kor ugu kacayo. Hanjabaadaha iyo tacaddiyada ka dhanka ah shaqaalaha asluubta iyo maxaabiista kale ayaa ku kordhay xaruunta daryeelka ama dhaqanceelinta dembiil...

25 Juni 20243min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Nin 20-meeyo jir ah ayaa 12 saacadood la haystay bishii Diseember waxaana loo geystay xadgudub. Caawa ayuu biloowanaya todobaadka Almedal, waa todobaaad oo tusaale ahaan, hogaamiyayaasha xisbiyada iyo...

24 Juni 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Rajo aan wanaagsaney oo laga muujiyey khilaafka u dhexeeya garabyada ururrada shaqaalaha caafimaadka iyo shaqo bixiyeyaasha. Maamulka boliiska Örebro oo u mahadceliyey bulshada. Afar nin oo loo qabtay...

20 Juni 20242min

Populärt inom Politik & nyheter

svenska-fall
aftonbladet-krim
p3-krim
rss-krimstad
flashback-forever
spar
rss-krimreportrarna
rss-sanning-konsekvens
rss-vad-fan-hande
politiken
motiv
rss-flodet
rss-frandfors-horna
krimmagasinet
olyckan-inifran
aftonbladet-daily
blenda-2
rss-klubbland-en-podd-mest-om-frolunda
rss-aftonbladet-krim
grans