Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Shalay galab ayaa nin lagu toogtay xaafadda Andersberg ee ku taalla magalaada Gävle. Lamaane ku nool magaalada Skåne ayaa lagu xukumay toban bilood oo xarig ah. Xilliga guga ayaa maanta soo gaaray Stockholm.

Avsnitt(500)

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Heshiiska kirada sannadka 2026 ee agagaarka Stockholm oo la gaaray. Xisbiga Miljöpartiet oo doonaya iney horey u riixaan ogolaanshaha sharciga joogtada ahi. Nin la runsan yahay inuu yahay hogaamiyaha ...

20 Okt 20252min

Maanta iyo wararka Sweden

Maanta iyo wararka Sweden

Nin isagoo maqan xukun rummaana loogu xukumey tuhun la xiriira dilkii Salwan Momika. Korodh weyn oo ku yimid dhacdooyinka drönaraha. Hanna Glas oo ka fariisatay ciyaaraha xulka qaranka.

17 Okt 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Tirada dadka guriga lagu daryeelo oo sii kordheysa. Haween lagu iibiyo Facebook. Bandhigga aflaanta Yuhuudda Malmö oo la joojiyay.

16 Okt 20252min

Wararka Maanta Sweden

Wararka Maanta Sweden

Afar qof ayaa xarun migrationsverket laga fakiyay. Qiimaha miciishada oo bishii labaad si taxana hoos ugu dhacday. Dadka dambiyada bulshada dhexdeeda ka dhaca ka walwalsan oo kordhay.

15 Okt 20251min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Forssell oo doonaya in Afghan badan dib loo celiyo Dab weyn oo ka kacay Helsingborg Tababaraha xulka kubadda cagta ee ragga Sweden oo la eryay

14 Okt 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Dab weyn oo ka kacay Landskrona. Mid ho rleh oo loo soo xiray toogashadii Gävle. Hoggaamiye koox burcad ah oo lagu qabtay Mexico.

13 Okt 20251min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Nin waardiye ah ayaa lagu toogtay bartamaha Stockholm. Nin 20 iswiidhish oo Holland lagu soo qabtay loogana shakisan yahay isku dil. Sweden oo difaaca Nato ka qeyb qaadan doonta sannadka soo socda.

10 Okt 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Sweden oo loo soo gacan geliyey nin looga shakisnaa dil Göteborg ka dhacay. Jaamacadaha Sweden oo hoos uga dhacay qiimeynta Jaamacadaha. labo qof oo kale oo loo soo qabtay toogashadii Gävle.

9 Okt 20252min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
svenska-fall
p3-krim
blenda-2
flashback-forever
rss-sanning-konsekvens
rss-krimstad
aftonbladet-daily
politiken
motiv
rss-vad-fan-hande
rss-krimreportrarna
rss-flodet
spar
svd-ledarredaktionen
rss-frandfors-horna
dagens-eko
olyckan-inifran
rss-aftonbladet-krim
grans