Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

12 qof oo biyo ku qarqamey labadii bilood ee sannadka ugu horreeyey. Dhoofinta qalabka militariga Iswiidhen oo kordhay sannadkii hore 2024-kii. Farshaxaniiste Britta Marakatt-Labba ayaa samaysay mid ka mid ah farshaxanada ugu wanaagsan qarnigan.

Avsnitt(1000)

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Koran gubaha Salwan Najem oo magangalyo ka codsaday Maraykanka Kormeere gaadiid oo ku dhintay shil intii lagu jiray imtixaanka gaari kaxeynta Shaqo laaanta oo hoos u dhacday

15 Jan 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Baaritaanka booliiska ee weerarkii Örebro oo soo dhamaaday Xisbiga Liberalerna oo weli ka hooseeya xadka baarlamaanka ee cabbirka cusub Nin bangi ka shaqeeya oo faaruqiyay akoono dhaxal ee 137 qof

14 Jan 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Dad badan ayaa laga mamnuucay maktabadda Nin kufsaday haweeney xabsi iyo musaafurin lagu xukumay Saddex tan oo kookayn ah oo laga helay konteenar ka yimid Koonfur Ameerika

13 Jan 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Dad ku jira shaqa qaran oo loo diiday daryeel caafimaad Hogaamiye cusub oo burcad ah oo la qabtay TV4 oo maanta hawada uga baxaya guryaha qaar.

12 Jan 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Dugsiyada gaar loo leeyahay ee si xun loo maamulo waa in la joojiyaa Khasaaraha ugu weyn ee duufaantu u geysatay kaymaha tobankii sano Dhaqaalaha Sweden oo ka kobcay sidii la filayay

9 Jan 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Xildhibaan Katja Nyberg oo ka tirsan xisbiga SD oo loo qabtay tuhun ah saqrad ku kaxeeyn gaari. Boliis lagu soo oogay kufsi carruur. Sicir bararka oo hoos u dhacay.

8 Jan 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Horyaalka Adduunka ee kubadda hockey-ga junyarrada. Dacwad lagu oogay nin looga shakisan yahay khiyaano dahab. 17 jir loo xukumay dil.

7 Jan 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan.

Wararka Raadiyaha Iswiidhan.

Nin jaajuusnimo lagu tuhunsan yahay oo la qabtay. Ulf Kristersson oo taageeray Danmanrk. Warqadaha codbixinta oo la yarayn doono.

5 Jan 1min

Populärt inom Politik & nyheter

motiv
aftonbladet-krim
rss-krimstad
p3-krim
fordomspodden
flashback-forever
rss-viva-fotboll
aftonbladet-daily
spar
svenska-fall
rss-sanning-konsekvens
rss-vad-fan-hande
rss-krimreportrarna
rss-frandfors-horna
grans
kungligt
dagens-eko
olyckan-inifran
krimmagasinet
svd-ledarredaktionen